Rasmi: Filimka Hindi Medium Oo Jimcadiisa 5-aad Ka Lacag Badiyay Filimka Raabta Jimcadiisa 2-aad Lacagaha Uu Keenay!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Irfan Khan iyo Sabba Qamar filimkooda Hindi Medium asigoo todobaadkiisa 6-aad guda galay wuxuu Boxoffice-ka haatan kaga lacag badiyay filimka Raabta oo ay hogaamiyaal ka yihiin Sushant Singh Rajput iyo Kriti Sanon kaasi oo todobaadkiisa labaad guda galay.

WARAR DHEERAAD AH:

Hindi Medium Jimcadiisa 6-aad wuxuu keenay 45 Lakh halka Raabta Jimcadiisa labaad uu keenay 25 Lakh waxaana meesha ka muuqato in Raabta gabi ahaanba si waali ah u bur buray.

Filimka Hindi Medium haatan ganacsigiisa guud wuxuu marayaa 60 Crore sidoo kalena cimri ahaantiisa 63 Crore ilaa 64 Crore inta u dhaxeyso ayuu ku istaagi doonaa waana Hit dhameestiran.

Filimka Raabta 20 Crore ma dhaafi doono kadibna maal maha nagu soo fool leh tiyaatarada yar ee laga daawanayo wuu ka dagi doonaa waana filim siweyn u bur buray Big Disaster oo qasaaro lixaad leh kooxda iska leh kala kulmeen!

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Jiilane says:

    Asc dhamaan bahda filimside iyo aqris tayaasheeda…. waxaa codsanayaa inaadsoo qortaan sheekooyinka kusaabsan filimada mareykanka si lamida kuwa hindiga maxaa yeeley markaad hal filim mareykan soo qortaan ayaa toban filim hindiya soo qoraysiin markaa cadaalad sameeya kuwa mareekankana waqti siiya waa mahad san tihiin… teeda kale page kaa. Xayasiiska ayaa kubadan aqriskiisa dhib ween ayaa kuqabnaa wax kaqabta please




Featured Video