Sawir Xasuus Leh: Abhishek Bachchan Oo Yar Waxaadba Moodaa Big Bachchan Oo Yar!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxay u muuqata in Abhishek xasuus dheer kujiro maalmahan sababtoo ah wuxuu bartiisa Instagramka soodhigaya sawiro kala duwan oo xili hore ahaa.

sawirka kor idiin kaga muuqdo waa Abhishek Bachchan oo yar xiligaan qayaas ahaan wuxuu jiray 3 jir ilaa 4 jir, xidigaan ayaa soo raaciyay sawirkaan hadal ah ” Dib u xasuuso maal mihi tagay maanto jimco ah.”

WARAR DHEERAAD AH:

sido kale wuxuu horey usoo dhigay bartiisa Instagramka sawir ah asigoo kusugan Hospitalka waa maalinkii uu dunida kusoo biiray waliba qoraalkuu soo raaciyay wuxuu aha.

” Xasuus hore, waa maalinkii iigu horeysay oo aan guriga imaado anigoo laiga soo waday Hospitalka, waa maalinkaa dhashtay waxaana isoo qaadeen hooyo iyo aabo.”

sido kale wuxuu bartiisa Instagramka soodhigay sawir uu aabihiis Hospitalka kusoo booqanayey xiligaaso uu aad u yaraa xdigaan.

Amitabh Bachchan na xiligaas dhaawac yar ayaa kasoo gaaray duubista filimkii Coolie ee la daawaday sanadkii 1982, Abhi maalmahan xasuus qaas ah ayuu kujiraa maadama xiliyadii hore iyo waayo waayo uu tabaayo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video