SRK Oo Gacantiisa Directo Imtiaz Ali Ku Siiyay Toortada Xaflada Dhalasho Ee Imtiaz (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Director Imtiaz Ali ayaa u dabaal dagayay sanad guuradiisa 46-aad waxaana filim sameeyahan siweyn u farxad galiyay Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan.

SRK ayaa u qaban qaabiyay Director Imtiaz Ali xaflad oo filim sameeyahan lagu farxad galiyay wuxuuna SRK gacantiisa ku siiyay Imtiaz toortada dhalashada Imtiaz ama doolshada la is siiyo xiliga dabaal daga dhalashada.

VYG_7219

Xafladan oo saxaafada goob joog u ahayd Imtiaz Ali isagana markiisa ayuu SRK gacantiisa toortada ku siiyay waxaana goobta ka dhacday damaashaad la wada qayb qaatay.

VYG_7241

Director Imtiaz Ali filimkiisa xiga Jab Harry Met Sejal ee jaceylka ah waxaa hogaamiye ka ah SRK sidoo kalena Anushka Sharma ayaa atirisho kowaad ka ah waxaana la daawan doonaa 4 August 2017.

VYG_7253

WARAR DHEERAAD AH:

20170616213820_IMG_2619

20170616213852_IMG_2635

20170616213855_IMG_2638

VYG_7151

VYG_7158

VYG_7164

VYG_7178

VYG_7180

VYG_7182

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. TAAGERE DEEPUU says:

    mr king wuu duqoobay




Featured Video