War Cusub: Malaika Arora Oo Ninkeedii Hore Arbaaz Khan Wax Kala Maal Galin Doonto Filimka Dabangg 3!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Maba u eka dad is furay, waa dad aad iyo aad isaga agdhow maadama ay yihiin dad ubad kadhaxeyso iyo shaqo.

Sidaa wada ognahay lamanahan mudada dheer soo wada noola ayaa ugu dambeyn nolosha isku faarujiyen waliba waxaa lashegay hada in Arbaax u doonantahay oo xiriir lasameystay quruxleyda reer Roma ee Alexandra Camalia.

WARAR DHEERAAD AH:

Xidigahaan inkastoo ay is fureen hadana waa kuwa meel walba iyo waqti walbaba kulmaan ayagoo waxaaso dhan u yeelayan ubadka ka dhaxeyo dartiis.

Sido kale Malaika waxay wax ka maal galisay filimkaan labadiisa qeybood ee hore Dabangg iyo Dabangg 2 sidaa awged Arbaax aye hadana kula midoowi doonta qeybtaan sedexaad.

Wax dhibaato ah uma keeni doonto furiinke isfureyn xidigahan iyo wada shaqeynta dhexmari doonto, dhanka kale filimka Dabangg 3 waxaa hogaamiye ka ah Salman Khan balse Arbaaz Khan Director kama noqon doono.

Waayo wuu iska diiday inuu Director ka noqdo filimkaan kaliya maal galiye ayuu ku ekaanaya sida uu Salman Khan horey inoogu sheegay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video