Father’s Day Special: B-Town superstars Oo Dhankooda Kaga Dabaal Dagayaan Maalinta Aabayaasha Aduunka (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

taariikhda oo ku beegan maanta 18 June waa maalinta aabayasha aduunka sida ay xusaan dunida daafaheeda, sidaa awged waxaan idin la wadaagena qaar kamid ah xidigaha ugu caansan Bollywoodka iyo sida ay u mataleen Aabonimo.

 

Aamir Khan:

 

 

Super Star Aamir Khan inuu jilo Aabo nimo sido kalena wacdaro ka dhigo shaashada waxuu bilaway waayadiisi fanka uu dhalinta ahaa.

Dangal Khan ma aha kaliya filimka uu Aabo ku matalay ee waxaa jiraan aflaam kale kuwaaso uu wacdaro kadhigay xidigaan waxaana ka mid ah aflaamtaas, Raja Hindustani, Akele Hum Akele Tum, Fanna, Dangal iyo waliba Talaash.

 

Shah Rukh Khan:

 

 

King of Bollywood Shah Rukh khan wuxuu kamid yahay dadka ugu caansan India oodhan sido kalena xidigaan waa mid kamid ah xidigaha ayagoo dhalin ah Aabo nimo jileen.

yaa ilaawi karaa doorkiisa Kuch Kuch Hota Hai, marka laga soo tago KKHT waxaa jiraan aflaam kale ee uu xidigaan aabo nimo kujilay waxaana kamid ah, K3G, My Name Is Khan, Rao. One iyo kuwa kale.

 

Salman Khan:

 

 

Salman Khan waa mid kamid ah Super Star Khans ee maanta ugu awooda badan sido kale wuxuu kamid ahaa atoorayashii dhalinta ahaayen ee aanan marnaba shaashada horteeda kaga xishoonin inee aabo nimo kujilaan.

Sallu Aflaamtiiuu aabonimo kujilay waxaa kamid ahayen, Jab Pyaar Kisise Hota Hai, Biwi No.1, Sultan, Bodyguard iyo waliba Khamoshi: The Musical.

 

Akshay kumar:

WARAR DHEERAAD AH:

 

 

Super Star Akshay Kumar marnaba waxaan la ilaawi karin xasuusta uu nagu reebay iyo sida qiirada leh rafaadkana uu kamaray ee uu nagu tusay qiimaha Aabonimada filimka Jaanwar.

sido kale aflaamtisa kale ee uu aabaha kujila waxaa kamid ah filimkiisa Airlift ee la daawaday sanadkii 2016 iyo waliba Brothers ee la daawaday sanadkii 2015.

 

Anil Kapoor:

 

 

Super Star Anil Kapoor wacdarihii filimkii Rishtey inaba caadi ma aha waa aabo dhib walbe umaraya siduu ku korsan lahaa cunugiisa.

waa filim qiiro badan aan marnaba bandhigii Anil la xaqiri karin, aadna daawashadiisa looga dhargeynin.

 

Hritik Roshan:

 

 

halaga leexdo Super Star Hritik Roshan waayo isla asiga ayaaba Aabo isku matalay xidigaan, waana wax u gaar ah HR.

Bollywood Super Hero Hritik Roshan marnaba lama ilaawi doono bandhigiisi wacnaa ee 10kii sano ugu horeysay fanka uu kumuujiyay wacdaraha sido kalena malaayiin taagero ah qalbiga kaga xaday.

hadaba hritik ayaa caan ku ah taxanihiisa Krrish inuu isla asiga aabo isugu matalo.

 

F.G: Xidigaha caanka ah ee aabo nimada shaashada kumataleen intaan wey kabadan yihiin balse anaga halkaas ayaan kuso koobnay

 

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. maria says:

    jaanwar qalbiguu iga yalaa wali

  2. maria says:

    jaanwar qalbiguu iga yalaa wali. never forget it




Featured Video