Good News Taagerayasha Jeestoole: Rajnikanth Labadiisa Filim Ee Kala Ah Kaala Kalikaaran Iyo 2.0 Oo La Isku Daba Xijin Doono!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

waa arin farxad leh in Super Star Rajnikanth (Jeestoole) labadiisa filim ee sida weyn loo sugaayo la daawan doono si isku xigta oo aan sidaa ukala fogeyn.

WARAR DHEERAAD AH:

wararkii hore waxay ahaayen in labadaaan filim la wada daawan doono sanadka dambeee 2018 balse sida wararkii udambeyay sheegayan ayaa ah in filimka Kaala Kalikaaran la daawan doono sanadkaan dhamaadisa halka 2.o la daawan doono bilawga sanadka dambe.

sida la shegay Rajnikanth ayaa soo gaba gabeyn doono duubista filimka Kaala Kalikaaran bisha Oct halka la daawan doono bisha Dec ee isla sanadkaan.

sido kale waxaan horey u ogeyn filimka kale ee weyn 2.0 kaaso ay wada hogaaminayan Rajnikanth iyo waliba Akshay Kumar asna la daawan doono bisha Jan ee sanadka dambe inkastoo markii hore qorshaha ahaa in la daawado Oct 2017 balse hada waxaa laga dhigay Jan 2018.

taasi micnaheedu waa Hits waaweyn oo isku xigi doono misane hal atoore hogaamiye ka yahay, Rajnikanth waa shaqsi awood balaaran kuleh dhulweynaha Tamil iyo koonfur oodhanba, waxaan sugnaaba waa wacdaraha uu kudhigi doono aflaamtisa waaweyn ee soosocdaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video