Halkaan Kaga Bogo Sida Loogu Kala Guuleystay 64th (South) Filmfare Awards Qeybta Tamil

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa xalay la qabtay xaflada abaal marinta Filmfare Awards gaar ahaan koonfur hindiya waana markii 64-aad ee la qabtay abaal marintaan.

Bandhigaan waxaa markii ugu horaysay lagu qabtay Kalaivanar Arangam  oo ku yaalo Chennai bandhigaan looma kala harin waxaa kasoo qeyb galay jilayaasha ugu caansan ee koonfur hindiya.

abaal marintaan waxaa la siiya jilaayaasha koonfur hindiya ee bandhiga wacan la imaaday sanadkii hore waxaana la siiya dhamaan jilaayaasha koonfur hindiya ka tirsan.

Maadaama aan idinla wadaagnay jilaayaasha Telugu ee ku guuleystay abaalmarinta Filmfare waxaa haataan idin heynaa jilaayaasha ku guuleystay shirkada Tamil ama kollywood.

Waxaana abaal marinada muhiimka ah ku guuleystay R Madhavan, Suriya, Ritika Iyo jilaayaal kale oo caan ah fadlan hoos kaga bogo liiska oo dhameestiran.

Best Film – Joker Best

Best Director Sudha K prasad (Irudhi Suttru)

Best Actor (Male) – Madhavan (Irudhi Suttru)

Best Actor (Female) – Ritika Singh (Irudhi Suttru)

Best Supporting Actor (Male) – Samuthirakani (Visaaranai)

WARAR DHEERAAD AH:

Best Supporting Actor (Female) – Sai Dhanshika (Kabali)

Best Music Director- AR Rahman (Achcham Yenbadhu Madamaiyada)

Best Lyrics – Thamarai Thalli Pogathey (Achcham Yenbadhu Madamaiyada)

Best Playback Singer – Male Sundarayyar Jasmine (Joker)

Best Playback Singer – Female Shweta Mohan, Maaya Nadhi (Kabali)

Best Cinematography -Thiru and PS Vinod (24, Oopiri)

Lifetime Achievement Award -Dr.Vijaya Nirmala

Critics Best Actor (Male) Suriya (24)

Critics Best Actor (Female) Trisha (Kodi)

Best Debut (Male) – Shirish (Metro)

Best Debut (Female) – Manjima Mohan (Achcham Yenbadhu Madamaiyada)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video