Halkaan Kaga Bogo Sida Loogu Kala Guuleystay 64th (South) Filmfare Awards Shirkadaha Malayalam Iyo Kannada

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa xalay la qabtay xaflada abaal marinta Filmfare Awards gaar ahaan koonfur hindiya waana markii 64-aad ee la qabtay abaal marintaan.

Bandhigaan waxaa markii ugu horaysay lagu qabtay Kalaivanar Arangam  oo ku yaalo Chennai bandhigaan looma kala harin waxaa kasoo qeyb galay jilayaasha ugu caansan ee koonfur hindiya.

abaal marintaan waxaa la siiya jilaayaasha koonfur hindiya ee bandhiga wacan la imaaday sanadkii hore waxaana la siiya dhamaan jilaayaasha koonfur hindiya ka tirsan.

Waxaana hori idinla wadaagnay jilaayaasha ku guuleystay shirkadaha Telugu Iyo Tamil waxaana haatan iyo idin heynaa jilaayaasha ku guuleystay shirkadaha caanka ah ee Malayalam Iyo Kannada.

Jilayaasha ugu caansan ee abaal marintaan ku guuleystay waa Dulquer Salman iyo Nayantara oo ka tirsan shirkada Malayalam

Fadlan hoos kaga bogo liiska oo dhameestiran

MALAYALAM

BEST FILM
Maheshinte Prathikaram

BEST DIRECTOR
Dileesh Pothan (Maheshinte Prathikaram)

BEST ACTOR (MALE)
Nivin Pauly (Action Hero Biju)

BEST ACTOR (FEMALE)
Nayantara (Puthiya Niyamam)

Best Actor (Critics) – Dulquer Salmaan

BEST ACTOR IN A SUPPORTING ROLE (MALE )
Vinayakan (Kammattipaadam)

BEST ACTOR IN A SUPPORTING ROLE (FEMALE )
Asha Sarath (Anuraga Karikkin Vellam)

BEST MUSIC ALBUM
Bijibaal (Maheshinte Prathikaram)BEST LYRICS

BEST LYRICS
Madhu Vasudevan- Chinamma (Oppam)

WARAR DHEERAAD AH:

BEST PLAYBACK (MALE)
M.G.SREreekumar- Chinamma (Oppam)

BEST PLAYBACK (FEMALE)
Chinmayi- Oonjalil Aadi (Action Hero Biju)

KANNADA

BEST FILM
Thithi

BEST DIRECTOR
Rishab Shetty (Kirik Party)

BEST ACTOR (MALE)
Anant Nag (Godhi Banna Sadharana Maikattu)

BEST ACTOR (FEMALE)
Shraddha Srinath (U Turn)

BEST ACTOR IN A SUPPORTING ROLE (MALE )
Vasishta Simha (Godhi Banna Sadharana Maikattu)

BEST ACTOR IN A SUPPORTING ROLE (FEMALE )
Samyukta Hegde (Kirik Party)

BEST MUSIC ALBUM
Ajaneesh Loknath (Kirik Party)

BEST LYRICS
Jayant Kaikini – Sariyaagi nenepide ( Mungaru Male 2)

BEST PLAYBACK (MALE)
Vijay Prakash – Belageddu yaara mukhava (Kirik Party)

BEST PLAYBACK (FEMALE)
Ananya Bhat – Namma kaayo devare (Rama Rama Re)

Best Actor (Critics) Rakshit Shetty (Kirik Party)

Best Actress (Critics) Shruthi Hariharan (Godhi Banna Sadharana Maikattu)

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video