Kadib Markii Ranbir Kapoor Gudoomaya Rs.5000 Ee Magaca Filimka JHMS, Karan Johar Ayaa Doonaya Qeybtiisa Asna!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Sidaan wada ognahay Filimka Jab Harry Met Sejal waxaa magaca filimkaan u bixiyay Ranbi Kapoor, Balse Shah Rukh Khan oo ah hogaamiyaha filimkaan wuu qiran waayey in uu magacan bixiyay Ranbir Kapoor, sido kalena lacagtii sharadka aheyd ee uu balan qaadayna wuu diiday inuu siiyo RK.

ugu dambeyn SRK goaankisa dib ayuu ola laabtay wuxuuna si toos ah u qirtay in magaca filimka JHMS uu keenay Ranbir Kapoor, sidaa awged lacagtii lagu balamay ee aheyd Rs.5000 ayuu si cad u siiyay Ranbir Kapoor asigoo qoraalkan soo raaciyay walibana sawir lajiro.

” Jagga Jasoos Waad naga guuleysatay ugu dambeyn  balse waa inaad Karan johar siisa qeybtiisa sababtoo ah magaca filimka qeyb kamid ah ayuu asigaba bixiyay.”

hadaba qoraalkaas iyo sawirka kor kuxusanba ee ah SRK iyo Ranbir Kapoor oo SRK lacagta gudoonsiinayo RK maanta ayuu soo dhigay SRK bartiisa Twitterka.

WARAR DHEERAAD AH:

waxaa soo jawaab celiyay Filimsameye Karan johar oo doonaya qeybtiisa in la siiyo wuxuuna Karan yiri,” haa waa sax, Ranbir waa inaad isiisaa 1250 Rupees, maadama magaca filimka qeybta Jab aan anba bixiyay.”

Karan johar wuxuu ula jeeda magaca Jab ayuu asiga bixiyay oo kamid ah magaca filimka Jab Harry Met Sejal, sidaa awged ereyga Jab ayuu lacag ku rabaa (kkkkkkk), waxaan sugnaaba waa Ranbir haduu lacagta si toos ah ula tago iyo hadii uu qeybta Karan bixiyoba.

 

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Ahmed Yoolah says:

    Kkkkk lkn sxb lacagta dolar ahaan waa imisa 5 ta kun

  2. Ayaan muuse says:

    hhhhhhhhhhhhh sax waye karan xq ayuu lacagta u qaybiyey sadex afar meelod ayuu meel qaatay sadexna Rk baa leh

  3. Akki zxpkii says:

    $76 sanadkaba Ima soo gashee waar ka qaad yoomkaaga now!!!!




Featured Video