Ma Ogtahay Karisma Kapoor Inee Dunida Ugu Jeceshahay London Iyo Paris Misane Mala Socota Inee Doolshada Jeceshahy

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Karisma Kapoor waxaa dhalay rugcadaa Randhir Kapoor oo la dhashtay halyeey Bollywood Rishi Kapoor sido kale waxaa xidigtaan la dhalatay Xidigta kale ee weyn Kareena Kapoor Khan.

hadaba Karisma waayaheedi fanka waxay aheyd atariisho aad looga dambeyay qaab jiliinkeedana ad loo jeclaa aflaam taariikhi ahna sameysay.

WARAR DHEERAAD AH:

Karisma cunada lacuno waxyaabaha ay aadka u xiiseso waxaa kamid ah Doolshada (Cake), sido kale goobaha dalxiisyada loo tago dunida waxay xidigtaan ugu jeceshahay magaaloyinka kala ah London iyo Paris.

hadaba Karisma yee ka taagertaa Bollywoodka? waxay ka taagerta Super Stars ka waaweyn ee kala ah Shah Rukh Khan iyo waliba Aamir Khan, waxaa xusid mudan in xidigahan ay taagerto ay lasoo shaqeysay waliba Blockbusters waaweyn ee la sameysay sida Raja Hindustani (All Time Blockbuster) iyo Dil To Pagal Hai (Blockbuster).

sido kale dhanka atariishoyinkka waxay ka xisesa Nargis iyo Meena Kumari kuwaaso ah xidigihii bari samaadkii awooda fanka dhanka atariishoyinka ayaga isku bedbedelayen.

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Ayaan muuse says:

    waxad ilowdey iney sridev aad utaagerto waraysi walba oo laga qaado waxay karishma kapoor ku cadeesa iney taagero utahay sridev




Featured Video