Nawazuddin Siddiqui ” Waxbarashada Waxay Kuu Fududeyneesaa Waxyaabo Badan Oo Aadan Aqoonin”

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Nawazuddin Siddiqui waa mid kamid ah xidigaha ugu qibrada wanaagsan xaga qaab jiliinka ee abid India soo mareen.

xidigaan wxuuu leeyahay qibrad cajiib ah qaab jiliinkiisana waa mid heer saro ah waana sababta uu u galay liiska gaarka ah dadka ugu qaab jiliinka wanaagsan India.

WARAR DHEERAAD AH:

hadaba xidigaan ayaa leh waxbarashada waxay muhiim u tahay wax walbo oo nolosha aad oga baahantahay qofka aan aqoon laheena wey ku adagtahay inuu nolosha la qabsado ama hormar ka gaaro.

asigoo la hadlaayo wargeyska  IANS wuxuu yiri xidigaan ” waxbarashada waa mid aad iyo aad u muhiim ah sababtoo ah waxay laga mamaarmaan u tahay inaad fahamto nolosha.

sidaa awged waxay kuu fududeyneesaa waxyaabo badan oo aadan aqoonin, waa macquul inaa leedahay xirfad dabiici ah balse ogow waxbarashada waa waxii hagi lahaa oo qaabeen lahaa xirfadaas dabiiciga ah ee aad leedahay.”

Nawazuddin wuxuu caan ku yahay aflaamta ay kamidka yihiin “Kahaani”, “Gangs of Wasseypur” and “Bajrangi Bhaijaan”, waana xidid lagu faani karo maanta maadama uu magac weyn yeeshtay.

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. owlet says:

    waar ninkan isagu filimuu leeyee filimada uu muuqalka ku leeyahay maxaad dadka uga sheegaysaa ninku filimka noocaya noocaya ayuu leeyahay dheh kuwiisuu caan ku yee waa ku sidee niyow




Featured Video