Rajnikanth, Allu Arjun, Kamal Haasan,: Wax Kabaro Aabayasha Ugu Caansan Koonfur India

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Maanta oo ay taarikhdu ku beegantahay 18 June waa maalinta Aabayasha aduunka, sidaa awged Xidigaha India dhankooda ayee ka dabaal dagayaan.

hadii aan idinla wadaagnay qaar kamid ah xidigaha Bollywoodka hadaba markaana waxaan idin la wadaagena qaar kamid ah xidigaha koonfur India qaasatan Telugu iyo Tamil Stars.

shaqsi walbaa fariimo kala duwan iyo sawiro ayuu soo dhigaya maanta baraha bulshada ayagoo udabaal dagayaan munaasabada maalinta Aabayasha, hadaba anagoo soo qaadanay qaar kamid ah kuwooda ugu caansan sawirada ay baraha bulshada soo dhigeyn halkaan hoose ka daawo.

 

Allu Arjun Iyo Wiilkiisa Ayaan:

 

 

Jr.NTR Iyo Wiilkiisa Nandamuri Abhay Ram:

 

 

WARAR DHEERAAD AH:

 

Suriya, Wiilkiisa (Dev) Iyo Waliba Gabadhiisa (Divya):

 

 

Nagarjuna Iyo Wiilkiisa Naga Chaitanya:

 

 

Rajnikanth Iyo Labadiisa Gabdhood (Aishwarya iyo Soundarya):

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video