Rasmi: Shah Rukh Khan Oo Muuqaal Marti Ah Kulahaan Doono Filimka Jagga Jasoos!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

King of Bollywood Aka Shah Rukh Khan sanadkaan waa kacsanyahay wuxuuna goaansaday in taagerayashisa uu shaashada in badan iska tuso.

xidigaan ayaa markii hore lashegay in uu muuqal marti ah ku lahaan doono filimka Tubelight ee uu hogaamiyaha ka yahay saaxiibkiisi filimka Karan Arjun Salman Khan.

WARAR DHEERAAD AH:

hadaba sheekada halkaas kuma eka ee waxaa kaloo lashegay in SRK muuqaal marti ah ku lahaan doono filimka Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif hogaamiyaalka kayihiin ee Jagga Jasoos.

inkastoo aanan lashegeen muuqaalka uu kulahaan doono filimkaan waxa uu ka turjumaayo hadana, taagerayasha xidigaan ayaa aad ugu farxeen inee markale arki doonan ka hor inta aanan la daawanin filimkiisa bisha Aug.

filimka Jagga Jasoos waxaa Director ka ah Anurag Basu waxaana la daawan doona 14 July ee sanadkaan, sido kale dhanka SRK wuxuu kumashquulsanyahay wali xayeysiin usameynta filimkiisa Jab Harry Met Sejal kaaso la daawan doono 4 Aug ee sanadkaan.

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Ayaan muuse says:

    Rk guul baan urajeenaya filmkan wuxu kamid yahay filmanta aan sugaayo srk iyo rk aad baan utaagera




Featured Video