Dhamaan Taageerayaash Srk Waxaan War Wanaagsan Ugu Heynaa Taxanaha Don Qeybtiisa 3-aad

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Bollywood Superstar Shah Rukh Khan taxanahiisa caanka ah ee Don ee kula wehliso Priyanka Chopra ayaa la sheegay in la sameyn doono qeybtiisa seddaxaad.

WARAR DHEERAAD AH:

6 sano ka dib kooxda filimka Don ayaa doonaaya in dib u amba qaadaan taxanahaan ayagoo qorsheynaaya in ay sameeyaan qeybta seddaxaad ee taxanahaan.

Haddaba qarash gareeye Ritesh Sidhwani ayaa warbaxin taageerayaasha Srk ku farxi doonan la wadaagay warbaahinta asigoo sheegay in filimkaan sheekadiiisa la diyaarinaayo goor dhowna lagu dhawaaqi doono sameynta Don 3.

Don qeybtiisa koowaad waxaa la daawaday 2006 halka qeybtiisa labaad  daawaday 2011 waxaana taxanahaan si wadajir ah u wada sameeyay Shah Rukh Khan iyo Priyanka Chopra waxaana la rajaynaaya in qeybta  seddaxaad wada samayn doonan.

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Ąpdiqanį Ąhmeđ says:

    (yeah) anigu ma taageero srk lkn filimka don waa film si ii cajabiyey oo waa filim mission maskax ah ku jiraan ♥♥Don♥♥

  2. ramos says:

    don caadi ma ahan wan sugi la’ahay viva srk

  3. Abdirahmaan fantastic says:

    srk filmkaz wuu kapaxzdye

  4. amir khan says:

    don qeybtiisa koowad waxan kafiirsaday shineemo qeybta labaad mobelkeyga waa layaab




Featured Video