Kooxda Mubarakan Weyn Dhan Yihiin Isku Diyaari Goos Gooska Filimkooda Maalinta Barito Ah

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa kaarto cusub laga soo bandhigay filimka Mubarakan waxaana kaartada ka muuqdo dhamaan hogaamiyaasha filimka ee Arjun Kapoor, Anil Kapoor, Ileana D’cruz iyo Athiya Shetty.

WARAR DHEERAAD AH:

Waxaa hore filimkaan kaartooyinka u gaar laga soo bandhigay Arjun Kapoor Iyo Anil Kapoor waxaana maanta si rasmi loo soo bandhigay kaartada u gaar ah filimka Mubarakan waxaana ka muuqdo dhamaan hogaamiyaasha filimka.

Kaartada ayaana ka muuqdo in filimkaan uu yahay mid madadaalo dhameestiran leh oo shactiro ah Arjun Kapoor ayaana filimkaan ku jili doona labo door wuxuuna doonaaya inuu taageeraashiisa kaga yaabsado labada wiji ee Karan Iyo Charan.

Filimkaan uu director ka yahay Aneez Basmee waxaa goos gooskiisa dhameestiran la daawan doona maalinta barito waana filim lawada sugaayo oo la daawan doono 28 july 2017.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video