Pooja Hegde Filimkeeda Xiga Ee Bollywood Ah Waxay Ay La Sameyn Doonta Abhishek Bachchan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Pooga Hegde sanadkii hore ayay bollywood-ka kusoo biirtay iyadoo atariisho ka ahayd filimka Super Star Hrithik Roshan director ka ahaa Ashutosh Gowariker ee Mohenjo Daro oo guul daraystay.

Ka dib mohenjo Daro Pooja waxay dib ugu laabatay koonfur hindiya iyadoo saxiixatay mashruucyo badan waxaana maanta la hadal heeya in Pooja ay saxiixatay filimkeeda labaad ee bollywood-ka ah.

WARAR DHEERAAD AH:

Waxaana la sheegay in Pooja ay filimkeeda xiga la sameyn doonto jilaaga caanka ah ee Abhishek Bachchan filimkaas ayaa ah mid Junior Bachchan oo hori u saxiixday director ka noqan doono Nishikant Kamat.

Waxaan goor dhow la sheegay in kooxda filimkaan xagameyn ku heeyaan in warbaxin ku saabsan filimkooda banaanka aadin filimkaan waxaa maal gilin doonto shirkada KriArj Entertainment, Waxaana la sheegay in filimkaan sida ugu dhasiyaha badan duubis lagu bilaabi doono wuxuuna qorshaha yahay in la daawado dhamaadka sanadkaan.

Dhinaca kale Abhishek waxaa u diyaarsan seddax filim Ronnie Screwvala filimkiisa xiga, Rajat Rawail filimkiisa ee Bachchan Singh iyo Prabhu Deva filimkiisa xiga ee Lefty.

Sidoo kale atariishada Pooja Hegde waxaa u diyaarsan isbuucaan filimka Duvvada Jagannadham ee hogaamiye ka ah Stylish Star Allu Arjun.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video