Shocking: Power Star Pawan Kalyan Oo Filim Jilista Ka Fadhiisan Doono Sanadk Danbe Iyo Sababta

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mar hadaa maqasho magaca shirkada Telugu waxaa niyadaada kusoo dhacaayo jilaayaal caan ah oo ka mid ah Super Star-ka weyn ee sida weyn looga danbeeyo Tollywood ee Pawan Kalyan.

Waxaana aad maal mahaan koonfur hindiya looga hadal heeyay in Pawan Kalyan ka fadhiisan doono filim jilista waxaana lagu tilmaamay warbaxinta ugu naxdinka badan ee koonfur hindiya maadaama jilaagaan si waali loo taageero.

WARAR DHEERAAD AH:

Pawan Kalyan haatan wuxuu ku mashquulsan yahay filimka Trivikram Srinivas director-ka ka yahay oo la daawan doono sanadkaan dhamaadkiisa ka dib wuxuu la shaqeyn doon filim sameeye Santosh Srinivas wuxuuna dib u sameyn doono filimka Tamilka ah Theri ee blockbuster-ka weyn noqday.

Waxaana la sheegay in filimkaas uu noqan doono filimkiisa ugu danbeeyo ee jilaagan sameeyo waxaana la daawan doono sanadka soo socdo gaar ahaan bisha April.

Super Star-kaan weyn ayaa la sheegay in sababta ay tahay in jilaagaan uu ku biiri doono siyaasada wuxuuna afkiisa ka cadeeyay in uu siyaasada ka qayb gali doono filim jilista uu joojin doono ama mudo ka dib soo laaban doono.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video