Shraddha Kapoor Oo Dalxiis Dalka Talyaaniga U Aaday Balse Waa Kuma Qofka Safarkaan Ku Wehliyo

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Kadib markii Shraddha Kapoor ay soo bandhigtay goos gooska kooban filimkeeda Haseena Parker waxay xidigtaan u amba baxday dalka Talyaaniga.

Shraddha Kapoor oo amaan ku heshay bandhigeeda muuqaalka goos gooska filimka Haseena Parkar ayaa fasaxa xagaagan dalka Talyaaniga u aaday balse qofka safarkaan ku wehliyay ayaa dood dhaliyay.

WARAR DHEERAAD AH:

Qof kale ma ahayn qofka saxaafada fahmi weesay inuu socdaalkaan ku wehliyay Shraddha waa Eshanka Wahi oo ah gabbar Shraddha saaxiib dhow yihiin laakiin labiskeeda ayaa ah mid la kala saari waayay ragga iyo dumarka waxa ay ahayd.

Sidoo kale socdaalkaan Shraddha iyo Eshanka Wahi waxaa ku wehliyeen gabdho kale oo ay saaxiibo dhow yihiin todobaadyada nagu soo fool lehna ay Talyaaniga kusoo damaashaadi doonaan.

Shraddha Kapoor marka ay dalxiiska kasoo laabato waxay xayeysiin balaaran u sameyn doonta filimkeeda Haseena Parker oo la daawan doono 18-ka August 2017.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video