Kareena Kapoor Khan Oo Kala Dooraneysa Priyanka Chopra Iyo Kangana Ranaut, Tolow Yee Dooratay!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

marka laga hadlo Kareena Kapoor khan iyo waliba Priyanka Chopra waa xidigo mudo dheer aqoon isku leh sido kalema shaashada iskala soo muuqdeyn oo filimo isla sameyeen.

sido kale waa saaxiibo gaar ah xidigahan, hadaba Bebo ayaa wareyso lala yeeshtay waxaana la dooransiiyay mid inee doorato xidigaha kala ah PeeCee iyo Kangana.

Kareena ayaa la weydiyay hadii ay habeen gabar wadan laheed oo ay banaanka u kaxeesan laheed wareeg, yee midkood wadan laheed Priyaanka Chopra iyo Kangana Ranaut.

WARAR DHEERAAD AH:

Kareena ayaa sidhaqsi ah oga jawaabtay suaashas, waxayna tiri xidigtaan,” hadii sidaa ay tahay, waxaan ku qanacsanahay oo ku raaxesan lahaa ak jooga Priyanka Chopra ayada ayaana dooran lahaa inaa habeenimo banaanka u raaco.”

Priyanka Chopra tolow maxay hadalkaan ka dhihi doonta marka ay maqasho, dhanka shaqada Kareena waxay la dagaalameysaa miisankeda ayadoo waqti badan siisay Gymka si ay miisankeeda u dhinto.

waxayna goor dhow duubis ku bilaawi doonta filimkeeda ay kusoo laabaneyso ee Veere Di Wedding kaaso ay la hogaaminayaan Sonam Kapoor, Swara Bhaskar and Shikha Talsania.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Taageere deepuu says:

    Kangana dabeecad laay weey iska hadashaa qof ay sxb latahay oo rabana majirto meelaha haka yuusto




Featured Video