Nawazuddin Siddiqui Wuxuu Ku Biiri Doona Shirkada Hollywoodka Sida Irrfan Khan Balse Hal Shuruud Ayuu Wataa!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Nawazuddin Siddiqui waa xidig ka mid ah xidigaha ugu tayada wanaagsan dhanka qaab jiliinka marka laga hadlo, hadaba xidigaan wuxuu diyaar u yahay inuu ku biiro liiska xidigaha shirkada Bollywoodka katirsan misane sameyaan aflaam Hollywood ah.

sidaa wada ognahay xidigahaas waxaa kamid ah Irrfan Khan, Priyanka Chopra iyo waliba Deepika Padukone, sidaa awged Nawazuddin Siddiqui shuruuda uu wato waxay tahay in door muhiim ah laga siiyo filimka uu Hollywoodka ku lahaan doono.

WARAR DHEERAAD AH:

wareysigiisi hadaladii uu kadhahay goobtaas xidigan waxaa kamid ahayen,” aniga gabi ahaanba ma doonayo reer galbeed inaa aflaamtooda kasoo muuqdo waayo waxaan kufaraxsanahay inaan nin Indian ah ahay sido kalena Bollywoodka ayaan kashaqeya waa arin kaloo ifarxad galineyso.

balse hadii ay noqoto Hollywoodka inaa kashaqeyo waa mid lagu faano, hase ahaate hadii la iiso bandhigo aflaam Hollywood ah waan kashaqeyn doona balse waa hadii doorkeyga uu yahay door muhiim ah oo inbadan saameyn leh.

ma doonayo inaa kaga soo muuqdo door yar anigoo doorkas yar qibradeyda galinaayo taasi waxaa iiga fiican inaa Bollywoodka aan doorar yar yar kasameeyo.

tusaale waxaa ugu filan mudane Dilip Kumar hada kahor waxaa loosoo bandhigay mashruuci dunida ugu weynaa ee Lawrence Of Arabia saas eetahayna mudane Dilip wuu iska diiday doorkas asigoo doonayey inuu hogaamiyo mashruucas balse ayaga door yar ayee rabeen inee siiyan marka maxaa inoo diiday inaa kudayano dadka maqaamkaas sare leh ookale.”

dhab ahaanNawazuddin waa shaqsi kudayasho mudan oo inbadan xidigaha India inee kudaydaan mudan xidigaas waayo wuxuu ka fikirayaa sumcadiisa shaqo iyo waliba dalkiisa waayo hadii maanta Hollywoodka shaqo ay u doontaan xidigo Bollywood ah waxay kaliya ka helayaan boos yaryar ama doorar yaryar ayagoo Bollywoodkana awal hogaamiyaal ka ahaa aflaamta.

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. qalbi holcay maseerlowga xaafada says:

    wllhi waa nin rag
    waa nin kudayasho mudan




Featured Video