Priyanka Chopra Jadwal Umaheyso Ay Kuduubto Filimka Sanjay Leela Bhansali Ee Gustakhiyan!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

kadib filimkeedi Hollywoodka ahaa ee Baywatch Priyanka Chopra aya isku diyaarineysay inee sameso mashaariic Bollywood ah.

hadaba xidigtaan ayaa filimsameyayal badan la sheekesatay ayadoo loo soo bandhigay mashaariic fara badan, balse sida la xaqiijiyay PeeCee ayaa saxiixatay filimka Sanjay Leela Bhansali ee Gustakhiyan.

WARAR DHEERAAD AH:

laakiin taasi hada waxay u muuqata ineesan hadeer dhaceenin waayo wararka DNA sheegeen hadii la rumeysto mashruuca Bhansali meesha yuu ka bixi doona.

DNA waxay yiraahdeen,” Priyanka Chopra waxay marhore saxiixatay labo filim oo Hollywood ah sido kalena waxaa u diyaarsan taxanaheeda filimka Quantico qeybtiisa sedexaad.

sidaa awged jadwalka ay duubi laheed filimka Bhansali ay iska leedahay waxay duubi doonta labada filim ee Hollywoodka ah.”

hadaba midaas hadii ay dhacdo mashruuca Bhansali meesha maba yaalo filimkaa¬†Gustakhiyan waxaa atoore ka noqon doono Irrfan Khan, Priyanka dhankeeda aadbe ujeclaatay sheekada filimkaan weyna rabtaa inee atariisho ka noqoto filimkan, dhanka kale SLB asiga xataa wuxuu doonaya in PeeCee iyo Irrfan shaashada isla wadaagan filimkiisa balse waxaan sugnaaba sidii xal loo gaari lahaa, inkastoo lashegay jadwalba filomkaan in la bedelay sido kalena Irrfan dhankiisa jadwalda wax ka bedelay asigoo isku soo aadiyay jadwalba PeeCee maadama ay saxiixatay filimkaan.”

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video