Rasmi: Goos Gooska Filimka Mubarakan Oo Lasoo Bandhigay Shactiro, Jah Wareer Iyo Guurka Dhaqanka Ku Saleesan (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska filimka Mubarakan oo dhameestiran waxaana filimkaan hogaamiyaal ka ah Arjun Kapoor, Anil Kapoor, Ileana D’Cruz iyo Athiya Shetty.

Director Anees Bazmee wuxuu caan ku yahay in filimadiisa la is jah wareeriyo haatana Mubarakan jah wareer, shactiro, jaceyl iyo guurka dhaqanka ku saleesan ayaa lagu soo bandhigay.

Arjun Kapoor ayaa ku jilaayo Karan iyo Charan labo wiil oo mataano ah aadna isugu eg balse kala dhawan duwan halka Anil Kapoor isagana ku jilaayo labadaan wiil adeerkood halkii uu noloshooda hagi lahaa wuuba sii qaribaa.

Karan iyo Charan waxay jah wareer dhexda ka galayaan marka qoyskooda u raadiyaan gabdhihii ay guursan lahaayeen ayagoo horey saaxiib u lahaayeen?

WARAR DHEERAAD AH:

Filimka Mubarakan waxaa la daawan doonaa 28-ka July 2018, fadlan hoos ka daawo goos gooska adigaaba ka heli doontid:

F.G: Markaad Play dhahdid kuuma shidmaayo Video-ga waxaa kuu soo baxaayo qoraalka hoose oo aan anaga sawir ahaan usoo qaadnay. Kadib ku dhufo meesha ay ku qorantahay Watch on Youtube

Kadib ku dhufo meesha ay ku qorantahay Watch on Youtube wuxuu ku geenaa barta Youtube-ka ee shirkada Sony Pictures iska leedahay halkaas ka daawo.

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. akshy says:

    sxp sakariye isoo biximayo maxa dhcy




Featured Video