Rasmi:Aishwarya Rai Bachchan Diyaar Uma Aha Inee Sanjay Dutt La Hogaamiso Filimka Malang!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Sanjay Dutt ayaa diyaar u ah inuu duubis ku bilaawo filimkiisa xiga ee Malang kaaso uu director kayahay  Aarambhh Singh sido kalena waxaa qarash gareeyaal ka ah Bhushan Kumar, Sandeep Singh iyo waliba  Omung Kumar.

Duubista filimkaana waxaa la bilaawi doona sida lasheegay bisha Dec ee sanadkaan ayadoo qeybaha hore ee filimka lagu duubi doono Varanasi iyo Shimla.

WARAR DHEERAAD AH:

hadaba waxaa jiray warar hore kuwaso ah in Sanjay aad urabay in filimkaan ay la hogaamiso Aishwarya Rai Bachchan, sido kalena Aarambhh oo ah directorka filimkan aya baraha bulshada soo dhigay qoraalkii an horey idin kula wadaagnay.

kaaso ahaa in Sanjay doonayo Aish inee filimkaan la hogaamiso sido kalena muuqaalo iskusoo dhowaansho ah shaashada ku matali doonan xidigahan hadana Aish eyba tahayba qofka ku haboon filimkaan maadama doorkeeda ya ayada aad ugu soo baxeyso.

hadaba wararka dambe ayaa shegayaan in Aish aanan filimkaan loo bandhigin sido kalena aysan dooneyn xidigtaan inee mashruucan wax ka hogaamiso.

sido kale waxaa la beeniyay in Aish ay muuqaalo raaxo ah ay la wadaagi doonto Sanjay Dutt filimkaan muuqaladaaso lagu tilmaamy kuwa u ek sida kuwii ay kujileen filimkii Shabd.

dhanka kale Aish waxay kasoo muuqan doonta filimkeeda xiga ee Fanney Khan oo ay la hogaamineso Anil Kapoor waxaana Director ka ah Atul Manjrekar halka uu qarash gareeye kayahay Rakeysh Omprakash Mehra.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video