Sanjay Leela Bhansali Iyo Xidigaha Uu Bollywoodka Ka Taageero, Filimka Uu Aadka Uxiiseyo Wax Ka Ogow!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Sanjay Leela Bhansali waa mid kamid ah filimsameyasha ugu fiican ee abid India soo mareen, xidigaan waa shaqsi u saaxiib ah fariin waaqici ah inuu la yimaado.

Bhansali wuxuu sameyay aflaam India oo dhan gilgileen sheeko ahaan aad iyo aadna ilaa maantada loo jecelyahay, waxaana tusaale kuugu filan filimadiisa ay kamidka yihiin Hum Dil De Chuke Sanam iyo waliba Devdas.

WARAR DHEERAAD AH:

Bhansali haduu filimsameye yahay sido kalena waa shaqsi aflaamta daawada dooqna leh, hadii dhanka atoorayasha laga hadlo Bollywoodka hal atoore ayuu kusoo koobay taageronimadiisa xidigaan.

xidiga uu taageronimo rasmi ah uu u haayo SLB waa Super Starka ugu weyn India ee Dilip Kumar kaaso uu waligiis taageri jiray.

waxaa xusid mudan in filimka Bhansali uu Bollywoodka ugu jecelyahay uu hogaamiye ka yahay isla Dilip Kumar waana filimkii Mughal- E-Azam kaaso la daawaday sanadkii 1960.

dhanka atarishoyinka wuxuu ilaa maantadan ka taagera xidigaha kala ah Madhuri Dixit iyo waliba Helen, aan usoo laabano xidigaan shaqadiisa wuxuu ku howl jiraa filimkiisa Padmavati oo ay hogaamiyaal ka yihiin Deepika Padukone, Ranveer SIngh iyo waliba Shahid Kapoor.

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Somali pure says:

    dad dhintay buu taageerayaaa
    war kuwa iminka jooga yuu kataageeraaa taasaaa muhiimeee

    • Ali Aadan says:

      hadii laga hadlo maqaam ahaan dhamaaan kuwa hada joogo waxaa ka darajo sareyaan oo ka maqaam sareyaan kuwa uu taagero SLB hadii laga hadlo dhimashona maba dhiman dhamaan dadka uu taagero ee aan idiin so gudbinay wey wada noolyihiin

  2. Ahmed Akhyaar says:

    Ali aadan Zhp muddo Dhawayd waad Fiicnayd Qoraalkaaga iyo DHinaca Qualityga Sawiraanta lkn iminka attractive ma aha nooacani xooga inaga Macaani si xataa haduu nuxurkiisu yar yahay loo akhrisan karo sida hore dhici jirty
    Waa iga talo zhp




Featured Video