Varun Dhawan Oo Styleka Soo Saxay Iyo Xidigaan Oo Isku Diyaarinaya Xaflada Weyn Ee IIFA Award 2017

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Varun Dhawan maanta waa nin magac leh sanado kahorna wuxuu ahaa shaqsi aan dadka laga aqoonin, inkastoo uu aabo u yahay nin magac weyn kuleh Bollywoodka David Dhawan.

Varun wuxuu kusoo caanbaxay mid kamid ah shirkadaha ugu caansan India Dharma Production oo uu madax ka yahay Filimsameye Karan Johar kaaso filimkiisa Student of The Year door kasiyay Varun.

hadaba wixii intaas kadambeyay Varun wuxu noqday atoore isku filna filimna dad ka gadi karfaa Filimkiisa udambeyay ee Badrinath Ki Dulhania wuxuuna noqday Super Hit halka ay la hogaamineysay Alia Bhatt.

dadka qaar waxay dhahaan Karan Johar wuxuu dib u helay SRK iyo Kajol labaad, hadaba Varun ayaa ka qeyb gali doono xaflada weyn ee sida weyna loo sugayoo IIFA Award 2017 taaso ka dhici doonta New York.

WARAR DHEERAAD AH:

Varun ayaa ka qeyb galay bandhig yar oo ay wareysi saxaafada kula yeelaneysay waliba bandhigaas oo ku saabsana IIFA, ayaa Varun meesha wacdaro kadhigay inkastoo ay lajireen Karan johar iyo Saif Ali Khan.

sawiro u gaa ah xidigaan oo isku diyaariyay IIFA sanadkaan iyo asigoo rabo inuu abaal marin ku guulesto, waxaaba kaaga daran sida uu u xaragoonayo Varun.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video