6-Filim Oo Siweyn Loogu Dhimanaayo In Qayb Labaad Laga Sameeyo (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Bollywood micnahiisa dhabta ah waa ganacsi sidaa darteed waxaa jiraan filimo si weyn u gadmeen ama sheeko ahaan si waali ah looga helay balse aan weli qayb labaad laga sameynin.

Sidaa darteed waxaan idiin heynaa 6-filim oo dadka filimada Hindiya xiiseeyeen afkooda ka dhamaanin in qayb labaad laga sameeyo.

6-daan filim waa kuwo Classic ah oo ilaa maantadan laga daalin daawashadiisa marwalbana TV-yada lagu soo cel celiyo sidoo kalena Bollywood-ka dhaxal u ah.

Fadlan hoos kaga bogo 6-filim oo loo dhimanaayo in qayb labaad laga sameeyo sidoo kalena la wada sugaayo in mar un lagu dhawaaqo sameynta qaybahooda labaad:

1. Andaz Apna Apna

Image result for andaz apna apna movie

2. Mr. Inida

Image result for anil kapoor mr. india

WARAR DHEERAAD AH:

3. Zindagi Na Milegi Dobara

Image result for Zindagi Na Milegi Dobara movie

4. Queen

Image result for queen movie

5. PK

Image result for pk movie

6. Dil Chahta Hai

Hadaba aqriste 6-daan filim kuwee si weyn u jeclaan laheyd in qayb labaad laga sameeyo.

Fikradaha Akhristayaasha (11)

  1. Ahmed Yoolah says:

    Szb waxa fcn lahaud filim walba in aad soo raacisan xooga tarjumo ah oo quseya

  2. ramala says:

    zandagi na milingi dubara film iga dheh film Bollywood ah lama moodo

  3. xuseen sidiiq says:

    anigu waxan jeclaa in qayb 2aad laga sameeyo KARAN ARJUN oo mar 2aad lagu bah dilo salman khan heesaa macana lagaga wareego

  4. pasta says:

    mr india maahane inta kale uma qalmaan in qayb labaad laga sameeyo waa lagu qasaari
    waaa sidaa

  5. Abdirahman says:

    Pk and Dil Chata Hia

  6. Saabir says:

    Waxaan u jeclahay pk iyo dil chahta hai qeyb 2 aad laga sameyo

  7. Saabir says:

    Waxaan u jeclahay pk iyo dil chahta hai iyo andaz apne apne qeyb 2 aad laga sameyo

  8. Fan of shraddha kapoor says:

    Pk iyo waliba andaz apna apna

  9. Yasir ahmed says:

    Wxn sugayaa in qyb lbd lga smeyo dil chahta hai iyo andaz apna apna iyo pk siiba filmka pk cadi mahan…

  10. ayaaniina says:

    queeen even l like to make part 3

  11. ishwaaq says:

    pk and queen




Featured Video