Aqbaar Fiican: Filimsameye Rajkumar Hiirani Sababta Aflaamtisa Uu U Hogaamiyo Aamir Khan Oo Lasoo Ogaaday!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Rajkumar Hiirani waa mid kamid ah filimsameyasha ugu saameynta badan ee fanka India abad soomareen.

Filimsameyahan wuxuu sameyay aflaam taariikhi ah oo dhaxal gal ah waxaana kamid ah aflaamtas, Munna Bhai taxanihiisa, 3 Idiots iyo waliba PK.

Hadaba waxaa jirto arin u gaar ah xidigaan oo uu Aamir Khan aflaamtisa jecel yahay inuu hogaamiyo, aqriste arin kale ma aha kaliyaa waa Raju inuu taagero rasmi ah u yahay Mr. prefectionst Aamir Khan.

WARAR DHEERAAD AH:

Waligiisna taagero u ahaa xidigaan, waana sababta koowaad uu aflaamtisa Aamir ugu dhiibto, marka laga soot ago Aamir Khan yuu kaloo Bollywoodka ka taagera.

Wuxuu kaloo taagero u hayaa xidigaha kala ah Dilip Kumar, Sanjay Dutt iyo waliba shactiroolaha weyn ee Boman Irani.

Ufiirso marka laga soot ago Dilip kumar oo ah nin waayel oo gaboobay, inta kale ee aan kor kuxusnay wuu lasoo shaqeyay xidigaan.

Sanjay Dutt wuxuu usameyay taxanihii Munna Bhai labo qeybood oo kamid ah halka qeybta sedexaad la sugooyo sido kalena wuxuu soo wada filim uu oga hadlaayo nolosha Sanjay Dutt oodhan.

Sido kale Boman wuxuu kuso darsaday aflaamtiisa qaar kamid ah sida 3 Idiots iyo taxanaha Munna Bhai waliba doorar muhiim ah ayuu kasiiyay.

Filim nooce ah ayuu jecelyahay Raju, waa filimkii Anand ee la daawaday sanadkii 1971 sido kalena Super Star Rajesh Khanna hogaamiyaha ka ahaa halka uu kula weheliyay Super Star ka kale ee Amitabh Bachchan.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Ismail Aamir says:

    RKH HALYAAY

  2. faiso maxamed says:

    sax dooqisa ayuu ka hadley mr Aamir khan waa qof muhiim ah qof walbo aye tageero u ah guul DANGAL KHAN




Featured Video