Salman khan Filimkiisa Tubelight Kahor Waa Filimkee Filimka Kahadlaayo Dagaalka Indo-china!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Filimka Sida weyn loo sugaayo ee Tubelight ayaa ugu dambeyn Jimcada tiyaatarada si rasmi ah loo saari doonaa.

Asigoo waliba qeybta af hindiga lagu daawanayo kaliya la saari doono 4400 tiyaatar, waa filim dabeeshisa wata ciidul fidrigaan.

WARAR DHEERAAD AH:

Hadaba filimkaan ayaa ka hadlaayo dagaal kadhexdhacay India iyo China sanadkii 1962, sido kale Salman wuxuu kujilaa nin baadi goob u galaayo walaalkiis oo dagaalkaas ku lumay.

Intaa kadib Tubelight kahor waxaa jiray filim Bollywood ah oo lagu magacaabo Haqeeqat kaaso la daawaday sanadkii 1964 2 sano kadib dagaalkii rasmiga ahaa oo xiligaas dhacay.

Filimkaan waxaa hogaamiye ka ah Dharmendra sido kale waxaa kula weheliyaan xidigaha kala ah Balraj Sahni, Vijay Anand, Jayant, Sanjay Khan, Priya Rajvansh iyo kuwa kale.

Filimkaan waxaa director  ka ahaa Chetan Anand waana filim sida Tubelight ka hadlaayey dagaalkii dhexmaray Iindia iyo China sanadkii 1962 halkaa filimkaan lasameyay dagaalkaas markuu dhacay kadib 2 sano waxaana la daawaday 1964.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video