Salman khan Iyo Aflaamtisa Filimada Hollywoodka Laga Soo Min Guuriyay Iyo Natiijo Ahaan Waxay Noqdeyn!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Mega Star Salman Khan waa shaqsiga waqtigaa ugu awooda badan dhanka Box-officeka waayo sanadadii dambe wuxuu isdabataxaayey Blockbusters waaweyn.

balse filimkiisa udambeyay Tubelight oo maanta tiyaatarada la saaray ayaa muran xooga dhaliyay kadib markii sheekada filimkaan dhaliil xooga kutimid sido kalena qolada filimada ka faalodan sheekadiisa ay aad u liideyn.

Sallu horey ayuu uyiri kuwa filimada ka faaloodaan filimkeyga Tubelight boqol dhibcood hadee siiyaan iyo hadee waxba siinin kalama jecli.

taasi micnaheedu waxay tahay in xidigaan isku kalsoonyahay sido kalena maanta shacbiyad balaaran ku leeyahay gudaha India taasi waxay sababi kartaa Tubelight oo sheekadiisa liidato inuu awooda Salman ku badbaado.

hadii ay dhacdo Tubelight inuu Blockbuster noqdo Sallu markaas looma dhawaan karo waayo inuu awoodisa aflaamta kugado ee san fariinta filimka marnaba gadeyn ayuu cadeyay.

si kastee ahaataba shabakada Bollywoodlife ayaa xog hore iskusoo aruurisay ayaadoo kahadashay aflaamta Sallu kuwa sheeko ahaan laga soo minguuriyay aflaam kale iyo natiijada ay gaareyn.

waan kaxunahay Sallu nasiib uma leh aflaamta sheeko ahaan lasoo min guuriyay, waxaana la baqaa sida aflaamtisa hore noqdeyn inuu Tubelight na safkaas raaco, halkaan hoose kaga bogo aflaamta Sallu ee sheeko ahaan lasoo minguuriyay.

 

Judwaa: waxaa la daawaday sanadkii 1997 natiijadiisa waa Hit waxaase laga soo min guuriyay filimka Hollywoodka ah ee Twin Dragons ee uu Jackia Chan hogaamiyaha ka yahay.

Kahin Pyaar Na Ho Jaaye: waxaa la daawaday sanadkii 2000 natiijadiisa waa Flop asigoo laga soo min guuriyay filimka Hollywoodka ah ee lagu magacaabo  The Wedding Singer.

Har Dil Jo Pyaar Karega: waxaa la daawaday sanadkii 2000 halka natiijadisana uu noqday filim Average ah oo guul dhexdhexaad ah gaaray waxaana sheekadiisa laga soo qaatay filimka While You Were Sleeping.

Salaam-E-Ishq: A Tribute To Love waxaa la daawaday sanadkii 2007 natiijadiisa waa Disaster waxaana laga soo min guuriyya filimka Love Actually ee Hollywoodka ah.

Partner: waa filim la daawaday sanadkii 2007 wuxuuna noqday Super Hit halka sheekadiisa laga soo min guuriyay filimka lagu magacaabo Hitch.

God Tussi Great Ho: waaxaa la daawaday sanadkii 2008 wuxuuna noqday Flop halka lagasoo min guuriyay sheekadiisa filimka Hollywoodka ah ee Bruce Almighty.

WARAR DHEERAAD AH:

Yuvraj: waa filim la daawaday sanadkii 2008 wuxuuna noqday Flop sheekada filimkana waxaa laga keenay Filimka lagu magacaabo Rain Man ee Hollywoodka Ah.

Tubelight: waxaa la saaray tiyaatarada maanta oo jimco ah kuna jirno sanadka 2017 sheekada filimkaan waxaa laga soo min guuriyay filimka Hollywoodka ah ee Little Boy, hadaba natiijada filimkaan maxuu noqon doona? waa mida suaasha ka taagan.

adiga ahaan maxay kula tahay marka aad fiiriso dhamaan aflaamta Sallu sheekadooda Hollywoodka laga keenay waad aragtay natiijo ahaan halka ay u bateen kaliya 2 filim ayaa Hit Dhamestiran ka noqdeyn.

sidaa awged Aqristayasha Sallu filimkiisa Tubelight waxay ku xirantahay awoodisa iyo siduu dadweynaha kaga gado balse adi ahaan qayaastada maxay kula tahay inuu noqon doono intaan midkood.

Disaster

Flop

Average

Semi Hit

Hit

Super Hit

Blockbuster

All Time Blockbuster

 

Nasiib Wacan Mega Star Salman Khan:

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (18)

  1. Rashid says:

    aniga waxaY ila tahay inuu noqonaYo
    Semi Hit

  2. Abdiaziz fantastic says:

    Semi hit or hit inkasto ay dadwaynha daawashadoda ku xidhantahy

  3. Abdirahmaan fantastic says:

    anga ahaan sami hit ayey ilthy tublight lkn salmàn khan filmkn wuku fashilmy lkn guul ayan urajeynye naziiiip wcn sllu

  4. Sharma arke says:

    Hit

  5. Sharma arke says:

    Hit ayuu noqonayaaa fasaxa ciida iyo awoodii ayaa i u saamaxeysa

  6. Muniir yare says:

    Flop

  7. Dhayib says:

    Sxb ani hindi oodhan salman khan ayan katagyeraa marka gull ayan urajaynaa

  8. luqman said says:

    sxb hadi uu awoda hindiya xiligan yahay waqti aan ciid ahayn filim ha saarto sida akshay kumar guula ha garsiyo ama atoore wayn hala saarto filim waliba ka sheko wanagsan sami hit na ha ka dhigo sida shahrukh khan sxb three khans kalama awood badne tatikada aya laysku dhafay salman & aamir waxay la fiirsadan malin fasax waliba kaligo tiyatarada lkn shahrukh khan oo labatanki sano iska haystay uu ku dhax milmay atorayasha kale sanad walba filimkisa filimkale aya lala sara waliba filiman sheeko xun hadana wu badbadiya inkasa ah awooda hindiya 27 sano ee ugu dambaysay aniga ma tagero oo aamir khan ayan tagera lkn shrkh loma dhawan karo

  9. bade says:

    Aniga ahaan waxay ila tahay Kharash laga doonayo in uu socoliyo ee 250 crore wuu keenaya laakiin blockbuster May ee Super hit LA ga yaabaa 270-85 crore

  10. moha ipra says:

    waxan qabaa inu noqon doono blockbuster weyn maxa yelay salman khan xiligaan la joogo waa actorka ugu awoodo bdn dhanka box office ka taas ayaado jirto misna actorka ugu shacbiyada balaaran waxan u rajeenayaa inu guul fcn gaaro insha allah

  11. C/Maalik Gees Cadde says:

    All Time BlackBustee

  12. Fan of shraddha kapoor says:

    Super hit sababtoo ah wali maalinta ciida lama gaarin marka ciida lagaaro wuxuu heli doona daawada yaal ku filan

  13. nabadoon says:

    run ahaantii anigu actor hindi ah ma taageero lkn waxaan amin sanahay in salman khan film awood uu ku badbaadiyo lahayn sida shahrukhan ba u fiirso filimadiisa ugu danbeeyay actaro awood badan ayuu la sartay sidaas oo ay tahay waa bad baadiyay luqman said absulutly you are right i think this movie wll be semi hit

  14. qalbi holcay maseerlowga xaafada says:

    All time blockbuster

  15. ramos says:

    luqmaan said benta ma ahan waxa ka bilaabasho wanagsana raees oo kaabil la saarnaa hadana fasax weyn jirin tubelight 4400 saran hadana kaligiis ah

  16. Ismail Aamir says:

    super hit

  17. Tayo Masmas says:

    Average

  18. Ck sanadka says:

    super hit ayuu naqan doonaa block buster magaarayo filmkaan




Featured Video