Sawir Xiiso Leh: Naga Chaitanya Iyo Sumantha Oo Baraha Bulshada Soo Dhigeyn Sawir Ay Lagaleyn Rana Daggubati!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Laadarka weyn ee Filimka Baahubali Rana Daggubati ayaa bilaaway showgiisa Yaara No.1 lahadal hayey kaaso taxane noqon doono.

WARAR DHEERAAD AH:

Xidigaan filimkiisa u dambeyay kaaso wacdaro heer sare ah dhigay ayaa doonaya markaana inuu qabto show loogu talo galay wareysi ama dadka lagu marti qaadayo sida Koffe With Karan ookale ah showgii ahaa.

Telugu Star Rana qeybtii koowaad ee showgaan wuuba soo gabagabeyay oo wuu soo duubay, haatana waxuu sugaya in lasoo siidayo.

Xidigaan ayaa family kiisa qaar kamid ah sawir goobta kula galay sida Sumantha oo ah adeerkisa iyo waliba Naga Chaitanya oo ah qaraabo soke (Ilmo Adeer).

Rana farxad uma dhina in filimkiisa Baahubali guul sare gaaray sido kale xidigaan wuxu soo wada filimkale oo koonfur ah, hadeerna wuxuu isku diyaarinaya soo deynta qeybta koowaad ee showgiisa lamagac baxay Yaari No.1.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video