Ciid Wanaagsan: Shabakada Filimside Oo Aqristayaasheeda Iyo Umada Soomaaliyeed Ugu Hamybalyaynsa Ciidul Fidriga

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Shabakada caalamiga ah ee Filimside waxay guud ahaan umada muslimiinta ugu hambalyaynaysaa ciidul fidriga oo maanta ku beegnayd gaar ahaan aqristayaasha shabakada filimside ku xiran

Allah ayaa mahad leh oo ciidaan nagu gaarsiiyay bash bash iyo barwaaqo Allah hanaga wada aqbalo soonka bisha barakaysan ee Ramadaan.

WARAR DHEERAAD AH:

Shabakada Filimside ayaana hambalyo u dirayso dhamaad umada muslimiinta ee ku nool daafaha caalamka gaar ahaan muslimiinta ku nool soomaaliya sanadkaan sanadkiisa Allah nagu gaarsiiyo caafimaad iyo cibaado suuban.

Shabakada Filimside ayaa si qaas ah aqristayaasheeda ugu hampalyaynaysa ciida 3-aad ee shabakadaan hawada ku jirtay dhamaan aqristayaasha filimside waxaan leenahay Ciid Wanaagsan.

 

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. abukar srk says:

    hanbalyo ciid wngsn all muslim and all holwadenada shabagada fs.net kullu caam wa antum mikheyr
    thnx fs.net

  2. Ibnu cabdi zanka says:

    Hambalyo eid mubarak flimside ad ayan idiinku hambalyeynayaa shaqqada anna borama joga ad ayan idiin salamay dhaman bahda flimside EID MUBARAK




Featured Video