Rasmi: Goos Gooska Dhameestiran Ee Filimkia VIP 2 Oo Lasoo Bandhigay Dhanush Iyo Kajol Oo Yaabin Doona (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa si rasmi loo soo bandhigay goos gooska lawada sugaayay ee filimka Vellai Illa Pattadhari 2 (VIP 2) ee hogaamiyaha ka yihiin Super Star Dhanush Iyo Queen Kajol.

Dhanush ayaana dib u amba qaadi doona doorkiisa Raghuvaran wuxuuna guursanaaya gabadhii uu jaclaa ee Amala Paul oo qeybta koowaad atariisho ka ahayd.

Laakiin sida lawada filaayay goos gooska filimka VIP 2 waxaa lagu arkay Dhanush (Raghuvaran) Iyo Kajol (Vasundhara) xifaaltanka ka dhaxeeyo iyo qof walbo wuxuu doonaaya in uu guusha dhinaciisa ahaado waana xiisaha ugu weyn ee filimkaan loo qabo waxa kala qabsan doono Dhanush Iyo Kajol.

WARAR DHEERAAD AH:

Fadlan hoos ka daawo goos gooska filimka VIP 2 adigaaba ka heli doono xarakada Dhanush Iyo Kajol.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. xaniif Abik says:

    Aniga labadooda wan taageera kajol danush lakin waxan ka cabsaneyaa kajol in laga badiyo filmkan sababtan sidaas u leeyhay na wax kale ma’ahan maxa yeeley waqtigaan waxa kacsan konfurta india marka kajol waxa rajeeneya ineysan ku ceeboobin filmkan oo ay ku hesho amaan fara badan guul kajol




Featured Video