Sanjay Dutt Miyaa Door Muhiim Ah Ku Leh Filimka Jagga Jasoos Ee Ranbir Kapoor Hogaamiyaha Ka Yahay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Ranbir Kapoor filimkiisa dib u dhac badan ku imaaday ee Jagga Jasoos ayaa ugu danbayn la daawan doona bisha danbe hadaba waxay u muuqata in filimkaan lagu soo daray jilaa weyn.

Super Star Sanjay Dutt oo fasax ku maqan waqti la qaadanaayo qoyskiisa ayaa la sheegay inuu door muhiim ah uu ku leeyahay filimka Jagga Jasoos waxaana la sheegay in Sanjay doorkiisa uu yahay in uu filimka ka sheegeeyo cod ahaan.

Filimka Jagga Jasoos ayaa oo ah mid heeso badan ku jirto ayaa la sheegay in heesta inta socoto Ranbir Kapoor mar walbo heesta socoto uu hadli doono waliba iyadoo kula wehliso Katrina Kaif.

WARAR DHEERAAD AH:

Sidaa daraadeed filim sameeyaasha Jagga Jasoos ayaa u arkay muhiim ka sheekeynta filimka waana sababta sanjay Dutt loogu dhiibay doorkaas hadallka ah maadama Sanjay Dutt iyo Ranbir Kapoor aad isugu dhow yihiin Sababta ayaana ah in Ranbir uu hogaamiye ka yahay filimka looga hadlaayo nolasha Sanjay Dutt.

Sanjay ayaan isuucyada soo aadan codeyn doona doorkaan loo soo bandhigay filimka Jagga Jasoos ayaana daafaha caalamka laga daawan doona July 14 2017.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video