Top Worldwide Opening Weekends 2017: Filimka Tubelight Iyo Kaalinta Uu Kaga Jiro Filimada Lacaha Ugu Badan Kasoo Xareeyeen Daafaha Caalamka

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Mega Star Salman Khan ee Tubelight ayaa noqday filimka seddaxaad ee lacaha ugu badan kasoo xareeyay daafaha caalamka kalii waxaa ka badan filimada Bahubali 2 Iyo Raees.

Filimka ugu horeeyay ee Salman Khan hogaamiye ka ahaa kaasi oo seddaxdiisa maal mood ugu horeysay daafaha caalamka 100 crore kasoo xareeyay wuxuu ahaa Kick kaasi oo soo xareeyay 125.55 Crore halka Tubelight uu soo xareeyay 109 crore.

Salman Khan filimkiisa Tubelight ayaa ganacsi iska wanaagsan ka sameynaayo gudaha hindiya halka filimkaan ganacsigiisa uu ka liito US / Canada sidoo kale wuxuu ganacsi wacan ka sameynaaya Gulf iyo United Kingdom filimka Tubelight kalii waxaa ka bilaabasho wanaagsan filimada Bahubali 2 Iyo Raees.

Fadlaan hoos kaga bogo filimada daafaha caalamka lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen ee af hindiga lagu daawaday (All collections for Hindi language only)

1. Bahubali: The Conclusion – 210 crore

2. Raees – 129 crore

3. Tubelight – 109 crore apprx

WARAR DHEERAAD AH:

4. Jolly LLB 2 – 83 crore

5. Badrinath Ki Dulhania – 76 crore

6. Kaabil – 58 crore

7. Half Girlfriend – 48 crore

8. Sachin – A Billion Dreams – 40 crore

9. Naam Shabana – 29 crore

10. Phillauri – 28 crore

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ishwaaq says:

    waaaw my actor Salman bhia guul baan kuurajaynayaa insha allah




Featured Video