La Kulan Gabadha Uu Dhalay Chunky Pandey Ee Ananya Pandey Oo Goor Dhow Bollywood-ka Kusoo Biiri Doonto (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Chunky Pandey wuxuu ahaa jilaayaasha ka dhax muuqday bollywood-ka 90-kii laakiin 2000 ka dib wuxu bilaabay in filimaanta uu ku yeesho muuqal kooban ilaa uu ka noqdo shactaroole laga danbeeyo.

Jilaagaan sida weyn looga jacel yahay filimaanta Bangladeshi ayaa haatan gabadhiisa Ananya Pandey wey weynaatay waxayna diyaar u tahay in sanadaha soo socdo bollywood-ka kuso biirto.

Ananya Pandey waa gabbar soo jiidasho leh diyaar u ah inay qalbigaada xado marka ay bollywood-ka kusoo biirto Fadlan hoos ka daawo sawiro u gaar ah Ananya Pandey.

Photostory: Meet Chunky Panday's daughter Ananya Panday and fall in love already! 12

WARAR DHEERAAD AH:

Photostory: Meet Chunky Panday's daughter Ananya Panday and fall in love already! 13

Photostory: Meet Chunky Panday's daughter Ananya Panday and fall in love already! 3

Photostory: Meet Chunky Panday's daughter Ananya Panday and fall in love already! 7

Photostory: Meet Chunky Panday's daughter Ananya Panday and fall in love already! 9

 

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. djlee amore says:

    aboo aboo qurux aa kadhacday gabadhaan waxan filaya in iyadoo kale gabdh sideeda oo kle u qurux badan bollywoodka baadi goob ugu jireen
    soo dhawoow anandya

  2. cabdirashiid01 says:

    film side wax an codsanaya taariikhda aterishada aan aadka u taageero urmila matondakar.

  3. Abd Qadir Abdisalaan says:

    Wxaan idinka codsanayaa bahda filim side taariikhda atariishada momtaa Taageero Wayn AyAan U ahay Ar mamta Iigeeya please? thanks




Featured Video