Labadaan Rug Cadaa Filimka J.P. Dutta Ee Paltan Waxay Ku Leeyihiin Muuqaal Kooban

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaan hori idinla wadaagnay in filimka weerarka ah ee Paltan hogaamiye ka yihiin Abhishek Bachachan, Suniel shetty, Jackie Shroff, Pulkit Samrat, Sonu Sood, Luv Sinha, Iyo Siddhanth Kapoor.

WARAR DHEERAAD AH:

Haddaba wararka ayaa maanta sheegaaya doorarka Suniel Shetty iyo Jackie Shroff inaysan aheyn muuqal dhameestiran kalii filimka ay ku leeyihiin muuqaal kooban.

Sidoo kale waxaa la sheegay in labadaan rug cadaa in uu doorkooda kooban uu yahay saraakiisha ciidanka warar dheeraad lagama haayo waxaa kaloo filimkaan doorar muhiim ah ku leh Jimmy Shergil iyo Gurmeed Choudary.

Dhinaca kale filim sameeye J.P. Dutta ayaa ilaa iyo hada magacaabin atariishooyinka filimkaan wax ka jili doonan ama jaceyl la wadaagi doonan qaar ka mid hogaamiyaasha filimka Paltan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video