Nala Daawo Heesta Eid Mubardak Ee Laga Soo Bandhigay Filimka Daddy (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Kooxda filimka Daddy, ee hogaamiyaha ka yahay Arjun Rampal ayaa soo bandhigay heesta ugu horaysay filimka Daddy.

WARAR DHEERAAD AH:

Arjun Rampal ayaana sheegay in heestaan Eid Mubarak hadiiyad u tahay taageerayaashiisa waxaa heestaan ku luuqeynaaya labada fanaan ee Shabab Sabri iyo Tanvir Hussain halka music saareen labada walaal ee Sajid Wajid.

Fadlan hoos ka daawo heesta Eid Mubarak.

 

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Abdirahman says:

    Filmside suaal
    Arjun Rambal Super Star maha miyaa Maxad u odhan waydeen Super Star sbbto ah India Super Star ayuu ka yahay mise aniga qalad fahmay ?




Featured Video