Rasmi: Filimka Tubelight Lacagaha Uu Soo Xareeyay Isniintiisa Koowaad Mar kale Hoos U Dhac ayuu Sameeyay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tubelight ayaa ilaa hada la tacaalaaya inuu sameeyo ganacsi wanaagsan maadaama filimkaan sheekadiisa si weyn loo wada diiday kalii waxaa daawanaayo taageerayaasha Salman Khan.

Maadaama shalay ahaa maalin Eid ah Tubelight kama faaidaysan wuxuuna mar kale sameeyay hoos u dhac filimkaan seddaxdiisa maal mood ugu horaysay wuxuu keenay 62 crore midaas oo aan laga filaynin.

Haddaba sida shabakada Boxofficeindia soo daabacday filimka Tubelight isniintiisa koowad wuxuu keenay 18.50 crore (Trade Figure) oo ka dhigan in filimkaan 4 maal mood uu ku keenay 81 crore.

Tubelight waxaa lis lahaa wuxuu ka faaidaysan doono maalinta isniinta wuxuuna isbuuciisa koowaad keenaaya 130 crore laakiin hada sidaasi uma muuqato maadaama filimkaan soo dhawayn balaaran uusan helin.

Fadlan hoos kaga bogo Tubelight iyo lacagaha uu keenay 4 tiisa maal mood ugu horaysay.

WARAR DHEERAAD AH:

Friday – 20.75

Saturday -19.75

Sunday – 22.25

Monday – 18.50

Grand Total – 81 Crore

 

Fikradaha Akhristayaasha (10)

  1. Joseph says:

    kaasi kudaaye kukale mahaysaa

  2. Ahmed Akhyaar says:

    Lkn Maqaaaladi Aad Zoo Qori Jirteen maxaa ku dhacay iyo falanqaynitii badnyd ee fimka markuu tiyaatarka ku cusubyhy waliba uu actor wwayn wado mise ciida idinla tagty.
    Waxaan aad ugu baahanahay inaad hoos udhicisa aad ula u socono kolay 130 crore gaadhi maaye
    thnkz isbedel zameeya

    • Aadan Muriidi says:

      marka maqaalada aan aragno sooma daabacayno wll

      • Ahmed Akhyaar says:

        Waa Khasab Waayo Film Wayn oo Sanad La sugaayay oo Actor Wayn wado Maalin Wayn la Zaaray oo Waliba Fashilmay waa khasab in maqaalo iyo falanqayn laga zameeyo markaa dedaala
        wrbisiteyada caalmku si ba’an bay uga hadlayaan

  3. faniska srk says:

    misa folp ku noqonaya waa markisu la wayi jiray hday gushi srk bilabanaysaa

  4. shaafici099@gmail.com says:

    disaster Kkkkkkk

  5. shaafici099@gmail.com says:

    Diseaster Waa double Diseaster

  6. akram30 says:

    ninkaan wa udhamaty film ma badnaadin karo bal kwrn haduu saaran lahaa malin shaqo iyo theaters oo lala qeybsado !!!!!!!!nothing wlhy

  7. Cabdi caqli says:

    Hhhh filim side masida salman ayaad flop noqoten mise wali waa soo mantiin hhhh
    Away falaqayntii laxadka lahayd eed la daba istagi jirteen aflamta lasaaro tiyatarada mise salman flop ayuu kenay iska iaaliyaa laidin yiri

  8. Abu king khan says:

    kkkkkkkk flop.com




Featured Video