Shah Rukh Khan Oo Taageerayaashiisa Ugu Mahad Celiyay Ciida Iyo 25 Oo Bollywood-ka Uu ku Jiray Ayagoo Si Waali Ah Guriga Srk Isku Imaaday (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Cid na shaki kama qabto in King Khan Shah Rukh Khan uu ka mid yahay Super Star-yaasha ugu waa weyn ee dunida waxaana midaas cadeyn u ah 25 sano uu ka tirsan yahay bollywood-ka.

Srk wuxuu bollywood-ka kusoo biiray June 25, 1992. oo aheyd maalin ka hor waxaana usoo baxay filimka Deewana ka dib Srk dib u dhac ma uusan sameyn ilaa uu ka noqday jilaaga ugu saameynta weyn ee bollywood-ka.

Haddaba Srk oo shalay u dabaal dagaaya farxada ciidul fidriga iyo 25 sano ee bollywood-ka ka tirsanaa waxaa banaanka gurigiisa soo buux dhaafiyay taageero kumanaan gaaraayo.

Srk waraysi gaar ah ee uu qabtay wuxuu ugu mahad celiyay taageerayaashiisa farxada ay la wadaageen iyo sida ay isku soo baxeen.

WARAR DHEERAAD AH:

Fadlan hoos ka daawo muuqalka uu Srk soo dhigay baraha bulshada iyo sida taagerayaashiisa u buux dhaafiyeen banaanka gurigiisa.

 

‪Eid Mubarak! Thank you for making my day special. And thank you for joining me on this glorious journey of 25 years. Love you all…‬

A post shared by Shah Rukh Khan (@iamsrk) on

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video