Ma Ogtahay Kareena Kapoor Khan Sababta Ay U Diiday Shah Rukh Khan Filimkiisa Xiga!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

King Khan Shah Rukh Khan wuxuu ku mashquulsan yahay duubista filimkiisa xiga ee uu director ka yahay Aanand L Rai kuna matalaayo qof gaaban.

WARAR DHEERAAD AH:

Waxaa filimkaan Srk kula wehliyo labada atariisho ee Anushka Sharma Iyo Katrina Kaif oo duubista filimkaan goor dhow kula soo biiri doono Srk.

Sida aan wada ognahay labada atariiso ee filimkaan hogaaminaayaan wax badan ayaa la baadi goobaayay waxaana loola xiriiriyay Anushka Katrina iyo Deepika haddaba ma ogtahay aqriste in dooqa koowaad filimkaan ay aheyd Kareena Kapoor Khan.

Sida DNA sheegayso Kareena ayaa aheyd dooqa koowaad laakiin sababta isaga diiday ayaa ah in si dhaqsi duubis ku bilaabi karin maadaama ay hooyo noqatay sidoo kalena waxay doonaysay in jirkeeda si weyn u dhinto waxayna sii doonaysay inay waqti u hesho filimkeeda Veerey Di Wedding Sidaa daraadeed waxaa Kareena Kapoor Khan booskeeda lagu badalay Anushka Sharma.

Fikradaha Akhristayaasha (6)

  1. Wiilka sanadka says:

    Filimkii Allu Arjun Nala Wadaaga Ganacsiga Uu sameeyay Idinkoo Mahadsan

  2. muxamed says:

    Sxb saki waxaan daawadey filimkiiy dhruva ee ram charam hadaba filimkiiy waxay isku mid noqdeen filim aan hore udaawadey oo magaciisa layidhaah thani oruvan waxaana matalaaya jayam ravi waana tamil hadaba labada filim keebaa copy ah waan ku wareeray

  3. muxamed says:

    Sxb waliba laadarka labada filim waa isku mid waa ninka la,yidhaah arvind swamy markiiy aan tixraac ku sameeyey filimka tamilkiiy wuxuu soo baxay 2015 halka ka telugu uu soo baxay 2016

  4. muxamed says:

    Aadam muriidi aadbaad sxb umahsantahay

  5. muxamed says:

    Aadam labada filim ka hore ayaa aad iila macaan aniga adigana bal kawaran sxb?




Featured Video