Maqaal: 6 Bil Ugu Horeysay Sanadkaan Ma Jiro Filim Bollywood Ah Oo Blockbuster Noqday

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaana maraynaa kala bar 6 bil ugu horeysay ee sanadkaan aan ku guda jirno shirkada bollywood-ka ma sameynin xitaa hal filim oo Blockbuster noqday.

Mar Kale shirkada Bollywood-ka waxaa heysto dhibaato weyn maadaam sanadkaan la daawaday filimaan waa weyn sidoo kalena hogaamiye ka ahaayeen Super Star-yaasha ugu waa weyn ee bollywood-ka.

WARAR DHEERAAD AH:

Waxaana ka mid ah SRK, Hrithik Roshan, Akshay Kumar iyo Salman Khan.  mana sameynin xitaa hal filim oo Blocbuster noqday sidoo kale filimadooda ma jiro filim keenay 150 Crore filimka lacagaha ugu badan keenay waa filimka Raees ee Srk hogaamiyaha ka ahaa kaasi oo soo xareeyay 128 crore sidoo kale Hit-ka ugu weyn sanadkaan waa filimka Badrinath Ki Dulhania.

Waxaana ceyb ku ah in bollywood-ka sanadkaan si weyn u maamulay filimka Bahubali 2 ee Tollywood-ka ahaa wuxuuna dhigay iskooro asiga u gaar ah marka hal ku dhigeena waa (Dear Bollywood Wake Up!)

Fadlan hoos kaga bogo filimada bollywood-ka sameeyeen sanadkaan kuma jiro hal filim Blocbuster noqday.

  • All Time Blockbuster: 0
  • Blockbuster: 0
  • Super Hit: 1
  • Hit: 3
  • Semi Hit: 1
  • Average: 1
  • Flop: 12
  • Disaster: 11

FG: bollywood-ka sanadkaan waxay sameeyeen filimo badan laakiin liiskaan kuma jiro filimada yar yar (smaller films)

Fikradaha Akhristayaasha (7)

  1. anas yare says:

    tubelight hit ma noqon karo miya aadan ali mise lacagta lagu sameyaa badan

  2. issa mohamed says:

    sababtoo ah their hero film masoo sameynin ee ilaa THUGS OF HINDOSTAN haiska dul qaataan

  3. Saabir Bunka says:

    Tubelight maxuu noqday Disaster,Flop ama Average mid soo qora

  4. Big acter aamir khan says:

    Adeer is-ka seexda

    Mar horaan ishaaray in uu san sallu

    Filimkiisan uu san soconayn

    Waayo filim-ku filim-ba u ma qalmo

    GOOD MORNING!
    ☁✨✨☁✨✨☁
    ✨✨✨✨✨✨✨
    ✨✨✨✨✨✨✨
    ☁✨✨✨✨✨☁
    ☁☁✨✨✨☁☁
    ☁☁☁✨☁☁☁
    MY SUNSHINE

  5. Sallu says:

    Tiger zinda hai ha wer werina no calaacal shabeelkii baa soo guuxaya sallu bodyguard sultan ayaa badbaadinay

  6. faiso maxamed says:

    hhhhhhh qosol badana in maalin walbo aad film keento wax micna ah ma sameynayso lkn waa in uu noqdaa halka film aad keento mid qaali ah dadka qaar sheekada filmka kama fiirsadaan kaliye waxay karabaan hhhhhhhhhhhh film ayan sanadkan keenay runti all actor india wey daaleyn lkn hal qof ayey sugaan waa aabaha iskoorka india MR DANGAL KHAN GUUL XAAJI Aamir mc mc mc




Featured Video