Nala Daawo Heesta Ugu Horeysay Ee Laga Soo Bandhigay Filimka Toilet Ek Prem Katha (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heesta ugu horeysay ee filimka Toilet Ek Prem Katha ee hogaamiyaha ka yahay Super Star Akshay Kumar.

WARAR DHEERAAD AH:

Heestaan waxaa isla qaadaaya labada fanaan caanka ah ee Sonu Nigam, iyo Shreya Ghoshal muuqaalka heesta ayaan ah Akshay Kumar iyo  jaceylka uu u qabo atariishada filimka Bhumi Pednekar.

Song – Hans Mat Pagli
Singer – Sonu Nigam, Shreya Ghoshal
Music Director – Vickey Prasad
Lyrics – Siddharth – Garima

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Akko zxpkii says:

    Mzha Allah akshay Kumar axyaa heees wlHi
    Blockbuster wleee

  2. Akki zxpkii says:

    Akshay Kumar axya film Iyo hees macaaan filmkan Blockbuster Weeye
    King of comedy nolow

  3. Zameer says:

    Akshay kumar the best actor kii ugu wanaagsan ee wax matala ee aan arko akshay kumar weeyan




Featured Video