Rasmi: Filimka Tubelight Iyo Lacagaha Uu Soo Xareeyay Talaadadiisa Koowaad

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tubelight ayaa wili samaynayo gancsi liito waaba lawada ogaa inuu filimkaan talaadadiisa koowaad hoos u dhac weyn sameynaayo maadaama uusan ka faaidaysan shalay oo isniin ahayd.

Sida Boxofficeindia xaqiijisay filimka Tubelight wuxuu talaadadiisa koowaa soo xareeyay 11.75 crore (Trade Figure) wuxuuna isku dar ahaan maraaya filimkaan 93 crore.

Tubelight sida loo wada diiday sheekadiisa xitaa wuu ka faaidaysan waayay maal maha ciida wuxuuna Tubelight isbuuciisa koowaad soo xareyn doona 106 ilaa 107 crore.

Sanadkaan filimka ugu lacagaha badan ee bollywood-ka waa filim Raees oo soo xareeyay 128.77 waxaana la rajeynaaya in Tubelight uu lacagahaas uu keeno ama xooga uu dhaafo filimka Raees.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Tubelight iyo lacagaha uu keenay 5-tiisa maal mood ee ugu horeysay.

WARAR DHEERAAD AH:

Friday – 20.75

Saturday – 19.75

Sunday – 22.25

Monday – 18.50

Tuesday – 11.75

Grand Total – 93 Crore

 

Fikradaha Akhristayaasha (13)

  1. Abu king khan says:

    Salman sanatkaan umesan marin walaga diiday

  2. Wiilka sanadka says:

    Sorry Sal man Khan

  3. mawlana khan says:

    Finish salman bhai ….. Eid kasta sadexdeeda malmood min 30 crore + iyo siyaado ayuu keeni jiray haatana eida malintedii koowad 18 deedna 11 …. blocbostr kii soo bilaamay 2010 wuu dhamaday 2017 waji cusub baa bilaamaya

  4. qof wax badan og alle ka sokow says:

    sxbayaal bal dumlgate aad nagu washeene meeye alu arjun filimkiisi igu danbeeye xgee marayaa teeda kale tamilka igyo tolwuga malaga miyaa iyaga war baahin mise waxaad kaliya taqanaan kuwa bolywoodka . bollywoodka waa la dhaafay sxbayaal bal ragaan kacsan bal aqbaartoda noso gudbiya ntr tiger mehesh babu alu arjun iyo qoomkooda ragaas baa kacsane

  5. Akki zxpkii says:

    Wale Waji cuzub bgaH King of comedy akki aya bilabanaya imnka
    1: Toilet ek prem katha
    2: Robot 2.0
    3: Padman
    4: Five
    5: Mogul
    6: Crack
    7: Ikka
    8: Namaste England
    9: Gold
    10: Houseful 4

  6. Yasir ahmed says:

    Marki hore srk hadana sallu wa laso hobanaya
    Aan ka ahayn power of boxoffice aamir khan
    Mafahmysa sababta ay wali cududiisu u tagan tahay (fariin wcn oo qrux bdn) aamir qulubta dadka ayuu degay lacgtodana wxy ku qancan ayu ugu bdlaa lkn srk iyo sallu dadkaba nacasnimay ka kireeyen wa sbabta lodiday farimohoda 2da actor oo so raca aamir waa
    Akki and hiritik wa super stars wcn thnks
    Filimside.com. EID CHAMILLA….
    VIIIIIIIVA MR PERFECTIONIST

  7. akram30 says:

    sakariye Sxp intee lagu qarash gareeyey filmkan mise soo celin karaa lacagtiisa Sxp

  8. pasta says:

    aqyaarey xulku waa wareegto
    ninba mar ayu boxeofficeka ugu awood badan yahay
    hadda waa xilligii akki king of comedy
    filimkana waxan u rajenayaa in uu badbaado
    salman khan xaalka kusoo xumaanaya sidii srk dhub ma leh iska samra amiir khan asna uu idinka daba imanayaaye

  9. pasta says:

    kkkkkkkk

  10. Fursad gaad says:

    salmaan khan axaa ugu fiican inuu hoos udhaco filmkiisa srk oo kalasoo muuqday flob khan ayuu soo galiyay salmkhan srk flob khan

  11. perfectionist says:

    folop khan

  12. perfectionist says:

    folop kii kowaad waa kan
    salman khan’s Era is over
    aamir khan’s Era never ends cause he is perfectionist thats all.

  13. faiso maxamed says:

    hhhhhhhh waa arin cajiib ah runti aniga filmkan waan daawaday tiyaatar ayan u aaday runti lkn sheekadisa waa mid iska dhax dhaxaad ah lkn mida aan marwalbo is weydiyo eyaa waxay tahy slm iyo srk ⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵wexay ahayen aktara aad looga jclyahy india marku midkamid ah hal film keeno aad ayaa loo xiiseyn jiray lkn labadooda oo hal film ka soo wada muuqday misna aan waxna micna sameynanin midaas wexay tusaala u tahy hadal kii RAAM GOBAL VARMA waxa uu yiri slm iyo srk dadka waxay moodan dabaalo dadooda waa kontan jir misna kama run sheegan intey jirka soo dhisan ayey kamirada soo hor istagan wali ma aragtay ayagoo door qaadanayo atoora ama atariisho dhahaayan aniga dhalay ))runti waa sheeko cajiib ah hhhh guul DANGAL KHAN




Featured Video