Sawiro U Gaar Ah Mouni Roy Atariishada Akshay Kumar La Sameyn Doonto Filimka Gold

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mouni Roy waa gabadha caanka ku ah sameynta musal salada gaar ahaan musal salka caanka ah ee Naagin 2 oo magac weyn ku yeelatay.

Atariishadaan ayaana la xaqiijiyay in ay bollywood-ka kusoo biiri doonto sidoo kalena nasiib u yeelatay in filimkeeda koowaad ee bollywood la sameyso Super Star Akshay Kumar waana filimka Gold ee Reema Kagti director ka noqan doonto.

Sidaa daraadeed waxaa idin heynaa sawiro u gaar atariishada Mouni Roy ka hor inta ay bisha August duubis ku bilaabin filimka Gold.

Image result for mouni roy

Image result for mouni roy

WARAR DHEERAAD AH:

Image result for mouni roy

Related image

Image result for mouni roy

Image result for mouni roy

Image result for mouni roy

Image result for mouni roy

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. fanproj.net says:

    waa gabadh cajiib ah




Featured Video