Waan Ka Xunahay Mar Kale Ayaa Dib Loo Dhigay Filimka Mahesh Babu Ee Spyder Iyo Xiliga La Daawan Doono

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa mar kale dib loo dhigay filimka Spyder ee Suldaan Mahesh Babu hogaamiyaha ka yahay filimkaan ayaa hori la sheegay in la daawan doono 23 June dib u dhac ayaa ku imaaday waxaana mar kale la sheegay in la daawan doono 11 August sidoo kale mar kale ayuu dib u dhac ku imaaday.

WARAR DHEERAAD AH:

Ugu danbeyn filimkaan waxaa la sheegay in la daawan doono 29 September ee feesteeda Dussehra waan ka xunahay mar kale ayaa dib u dhac ku imaaday filimka Spyder waxaana mar kale shaaca laga qaaday in la daawan doono Diwali sanadkaan.

Filimkaan lagu daawan doono Tamil Iyo Telugu hadii si rasmi loo daawado Diwali waxaa u raaci doonto feestada kale ee Deepavali ee Tamil Nadu kooxda filimka Spyder ayaan doonaaya in filimkooda ganacsi weyn uu sameeyo waxaana la sheegay in filimkaan u dhiman labo hees ka dib ayaa la bilaabi doono faaf reebida filimka.

Filimka Spyder Mahesh Babu waxaa jaceyl la wadaagi doonto Rakul Preet waxaana laadir ka ah S.J. Surya halka music filimka uu saari doono Harris Jayaraj.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video