Atariishooyinka Shalay Bollywood-ka Ugu Qurxoona Iyo Sida Ay Maanta Isku Badaleen Qeybta 2-aad (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Hordhac

Veteran Bollywood Actresses hada da’da ayaa ka taba timid waana atariishooyin marwo ah oo leh caruur qaar ka mid caruurtooda waa jilaa halka kuwa kalena goor dhow kusoo biiri doonaan.

Sidaa daraadeed waxaa maanta maqaalkaan ugu hadli doona atariishooyinkii hore ee bollywood-ka maqaamka ugu sareeysay ka gaaray iyo sida ay hada isku badaleen.

Fadlan hoos kaga bogo sawirada shalay iyo kuwa maanta atariishooyinka shalay ugu qurxoona Bollywood-ka iyo sida ay isku badaleen.

9) Mumtaz

10) Rekha

11) Waheda Rahman

WARAR DHEERAAD AH:

 

12) Helen

13) Reena Roy

14) Sharmila Tagore

15) Tanuja

Lasoco Qeybta Xiga Atariishooyjnka Shalay Bollywood-ka Ugu Qurxoona Iyo Sida Ay Maanta Isku Badaleen…

Hadaa Aqrisanin Qeybta Koowaad Ee Maqaalkeen Fadlan Riix Halkaan

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Akki zxpkii says:

    Haya hya Haya rekha imnkay ka qurx bdan ThaY barigi hore

  2. djlee amore says:

    reena roy baa aad isku badashay
    runtii 70meeyadii waxay ahayd gabar aad uqurux badan oo soo jiidasho leh

  3. jamaaloscar says:

    Hhhh rekha ismabay badaline
    Waa caynkeediii




Featured Video