Nala Daawo Goos Gooska Lawada Amaanay Ee Filimka Raag Desh (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa lasoo bandhigay goos gooska filimka Raag Desh, ee director ka yahay Tigmanshu Dhulia halla hogaamiye ay ka yihiin Amit Sadh, Kunal Kapoor iyo Mohit Marwah.

WARAR DHEERAAD AH:

Goos Gooska filimkaan oo maanta lasoo bandhigay ayaa si weyn loo wada amaanay waana qiso dhab oo dhacday dagaalka labaad ee aduunka waxayna ku dhacday seddaxda Colanel oo kala Colonel Prem Sehgal, Colonel Gurbaksh Singh Dhillon, iyo Major General Shah Nawaz Khan.

Waxaana doorarkaas matali doona Mohit Marwah, Amit Sadh iyo Kunal Kapoor ayagoo dagool weyn la galaaya wadamada bariga aasiya waxaana daafaha caalamka 28 July 2017..

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video