Ranbir Kapoor Iyo Katrina Kaif Oo Ka Qeyb Galay Barnaamija Sa Re Ga Ma Pa Lil Champs (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Lamaanihii hore ee bollywood-ka Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif ayaa maal mahaan aad isku fahamsan ayagoo xayaysiin weyn u sameynaaya filimkooda Jagga Jasoos.

Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif ayaana ka qeyb galay barnaamijka Sa Re Ga Ma Pa Lil Champs oo laga daawado Zee Tv ayagoo waqti la qaatay caruurta goobta ku sugnaa.

Mar Kale Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif ayaa goobta ka muujiyay is fahamka ka dhaxeeyo laakiin kalii xayaysiin ay u sameeynaaya filimkooda Jagga Jasoos oo la daawan doono 14 July 2017.

Fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo bandhigay.

WARAR DHEERAAD AH:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video