Rasmi: Filimka Tubelight Oo Soo Xareeyay 100 Crore Iyo Salman Oo Dhigay Iskoor U Gaar Ah

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mega Star Salman Khan waxaa tiyaatarada u saaran filimka Tubelight oo aan soo dhaweyn ka helin kuwa filimada ka faalooda iyo shacab weynaha hindiya wuxuuna box office-ka ka sameynaaya ganacsi liito.

WARAR DHEERAAD AH:

Inkastoo filimka Tubelight uu sameynaayo ganacsi liito wuxuu 6 maal mood kusoo xareeyay 100 crore asigoo ka mid noqday filimada 100 crore club.

Maadaama Salman Khan filimkiisa Tubelight uu soo xareeyay 100 crore Salman Khan wuxuu dhigay iskoor u gaar ah maadaama Tubelight uu noqday filimka 11-aad oo xariiir ah oo 100 crore soo xareeyay kaasi oo Salman Khan hogaamiye ka ahaa waana iskoor u gaar ah oo cidna u soo dhawaan karin.

Jilaaga usoo dhow Salman Khan waa Akshay Kumar oo sameeyay 4 filim oo xiriiir kuwaas oo 100 crore ka badan soo xareeyeen dhinaca kale liiskaan Srk wuxuu ugu haray filimka Fan oo 100 crore keeni waayay Sidoo kale Aamir Khan wuxuu ugu haray filimka Talaash oo aan 100 crore soo xaraynin.

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. pasta says:

    hambalyo salman khan
    balse waxa xawaare ku dhaafu doona sanadadan soo socda akki king of comedy waana hubaal inuu darajadan kala wareedoono waa waqtigii akshay kumar
    guuul viiva akshay kumar

  2. Wiilka sanadka says:

    War niyahow Dadkan Akki Aktar Uyaqaana Baan La yaaba Walaahay waa Flop Caga Leh Laba Filim Baa Hit Oo Noqday Kkkkkkkk

    • abdihakin says:

      Salman waxa tagertaa oo sanadka hal film oo ciid kadayo lkin akshsy wa actor kali holiday iyo malin aan fasax jirin isku kalson mark

  3. Diyaab says:

    Sxb salman khan wa aktarka uga awooda badan hindi asi iyo akshay kumar iskuma dhowo mida kale salman waxa qalad ku ahed inu sameyo tubelight

  4. akki says:

    ciyaalka xaafada kubada noo dajiya walaahi salman khan actor ma ahan ee waa nin ilaheey magac iska siiyay moohibo malahan tamsiil micnahiisa mayaqaano akshay kumar waa ninka kaliya ugu fiican actarada hindiga waa neh nin awood kuleh box office 2006 ilaa iyo 2007 akshay kumar waxuu sameeyay 7 filin oo hit dhameestiran oo xariirto salman khan guushiisa waxaa kacaawiyo tiyaatarada badan loo saaro midaasneh guul weeyn ayeey ukeentaa lkn akshay kumar datka qalbigooda ayuu kasbadaa guul weeyn ayuu sidaas neh kugaaray we love only akshay kumar




Featured Video