Sheekada Salman Khan Ee Filimka Dabangg 3 Oo Lasoo Xaday Iyo Waxa Uu Ku Saabsan Yahay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Salman Khan sanadaha soo socdo waxaa u diyaarsan filimaan badan waxaana ugu soo horeeyo filimka Tiger Zinda Hai oo la daawan doono Christmas sanadkaan.

Ka dib waxaa uu duubis ku bilaabi doona filimkiisa xiga ee dance-ga ah ka dib waxaa u diyaarsan filimada Bharat iyo Dabangg 3 sidoo kale waxaa liiska waxaa ugu jiro filimka Kick 2.

WARAR DHEERAAD AH:

Sidaa daraadeed waxaa idin heynaa filimka Dabangg 3 ee Salman Khan soo wado in laga soo xaday sheekada filimka uu ku saabsan yahay sida la sheegaayo Dabanng 3 wuxuu noqan filim prequel ah ama dib loo noqan doon sababta Salman khan ku noqday Chulbul Pandey.

Salman ayaana sheekay marka su’aal laga weydiiyay in filimka Dabangg 3 uu yahay prequel wuxuu yiri ” haa wuxuu Dabanng 3 ka bilaabmi doona booskiisa laakiin waxaa dib loo noqan doona nolasheedii hore marxaladah aan soo maray ka dibna booskiisa ayaa laga dhameyn doona.

Dhinaca kale Dabangg 3 director kama noqan Arbaaz Khan oo sameeyay qeybta labaad waxaana la sheegay in qeybtaan uu director ka noqan doono Prabhu Deva oo Salman Khan u sameeya filimka Wanted.

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. junuun says:

    filimside ciwaanka iyo sheekada ismalaha marka wax beenta dhaafa si loo aqristo been haku qorina




Featured Video